Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo Shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu Maanta khudbad ka hor jeediyo Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.
Xildhibaanada labada Gole ayaa Xalay loo diray fariimo lagu wargalinaayay iney soo xaadiraan kulan ay yeelanayaan labada Aqal, islamarkaana...
Mudoharaado lagaga soo horjeedo dilalka qorshaysan ee lagu laayay qaar kamid ah haldoorkii gobolka Sool, ayaa saaka dib uga qarxay magaalada Laascaanood.
Dadweyne cadhaysan ayaa wadooyinka ku jaray dhagaxaan, sidookale, waxay gubayaan taayiro, ganacsiga magaalada, ayaa gabi ahaanba xidhan saaka, iyadoo ay shacabku codsanayaan in wax laga qabto dilalka lagu...
Puntland ayaa ku eedeysay Somaliland inay shacabka magaalada Laascaanood ku hayso tacaddi weyn oo u baahan inay hay’adaha xuquuqul insaanku il gaar ah ku hayaan.
Wasiirka warfaafinta Puntland Eng, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in waxa Laascaanood ka dhacaya ay yihiin gumaad lagu hayo shacabka, isagoo sheegay in ciidamada Somaliland...
Xildhibaanadda labada Aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta si wadajir ah u ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2023-ka, taasoo ay mudanayaasha Baarlamaanka ka doodayeen kulamadii ugu dambeeyay.
Kulankaan oo ay goobjoog ka ahayeen guddoonadda iyo ku xigeenada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta Golaha Shacabka ee...
Guddoomiye ku xigeenkii gobolka Sool, ayaa is casilay kadib markii uu ku guuldaraystay in uu wax ka qabto dilalka lagu beegsanayo dadka shacab ka ah.
Garyaqaan Maxamed Aadan, oo ahaa guddoomiye ku xigeenkii gobolka Sool, ayaa la sheegay in uu baneeyay xilkii guddoomiye ku xigeenimo, kadib markii uu maamulkiisu ku...
Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa goordhaw soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay dhigiisa madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo masuuliyiin kale oo uu ka mid yahay Raysal wasaaraha Soomaaliya.
Madaxweynaha dalka Jabuuti ayaa soo dhaweyn kadib waxaa loo galbiyay...
Diwaangalinta codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland, ayaa saaka si rasmi ah uga bilaabantay guud ahaan Somaliland.
Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf, ayaa ku dhawaaqay bilaabashada diwaangalinta codbixiyayaasha, isaga oo shacabka ugu baaqay in ay is diwaangaliyaan.
"Waxa farxad wayn noo ah in dib u furistii diwaangalintu ay bilaabantay oo goobihii aanu...
Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay sidii ay xukuumada Somaliland uga jawaabtay mudaharaadkii shalay ee Laascaanood.
Cirro ayaa fal waxashnimo ah ku tilmaamay, sidii ciidamada booliisku u joojiyeen mudaharaadkii lagaga soo horjeeday dilalka mudooyinkii u danbeeyay ka dhacayay Laascaanood.
"Waxaan si...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa Xalay hoygiisa kulan kula qaatay Midowga Musharaxiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Kulanka dhexmaray Musharraxiinta Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ahaa mid ay kaga wada hadleen arrimaha dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed iyo sidii loo heli...
Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay gudaha u gali doonaan maalinta berri oo Khamiis ah magaalada Maqale ee xarunta gobolka Tigray, si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo.
Sida uu Warbaahinta u sheegay Ambassador Redwan Xuseen oo ah Lataliyaha Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya ee dhinaca Amniga, waxaa sidoo kale maalintaa la...


















