Xaaladda Magaalada Galcad oo Hawlgallo Lixaad leh ay ka wadaan Ciidamadda Dawladda iyo ku Deegaanka,
Waxaa Maanta degan xaalada deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud oo shalay subaxnimadii hore ay ka dhaceen weerar khasaaro badan geystay, waxaana saakay halkaasi howlgalo baaritaano ah ka wada ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka.
Weerarka Shalay subaxnimadii hore ka dhacay deegaanka Galcad oo ku bilaawday qaraxyo Ismiidaamin ah oo uu...
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Ciidamada Eritariya ay ka baxeen goobo ay kaga sugnaayeen Adwa iyo Aksum oo ka tirsan gobolka Tigray ee Waqooyiga dalka Itoobiya.
Goobjoogayaal ku sugan magaalooyinka Adwa iyo Aksum ee gobolka Tigray, ayaa Warbaahinta u sheegay inay arkayeen Ciidamada Eritariya oo wata gawaadhidooda...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ka badan 100 ka tirsan kooxda Alshabaab in saaka lagu dilay markii ay weerar ku soo qaadeen saldhig ay leeyihiin Ciidanka xoogga oo ku yaalla Magaalada Galcad.
Sida ay dowladdu sheegtay, dagaal culus oo halkaas ka dhacay ayaa lagu jabiyay kooxda Alshabaab, waxayna sheegtay inay...
Wasiirka arrimaha dibedda iyo qurbo-Joogta ee dalka Yemen Dr. Axmed Cawad Bin Mubarak oo Muqdisho ku sugan ayaa isaga iyo dhigiisa Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac waxay si wadajir ah u dhagax-dhigeen asaaska dhismaha cusub ee Safaarada Yemen ee magaalada Muqdisho.
Dhagax-dhiga waxaa kaloo goobjoog ka ahaa Danjiraha Yemen u jooga...
Dowladda Soomaaliya ayaa degmooyinka Baardheere iyo Dooloow ee Jubaland ku wareejisay 11goobood oo laga dayactiray jiinka webiga Jubba, si looga hortago fatahaadaha dhibka ku hayay beeraleeyda, xoolaleeyda iyo dadka deegaanka.
Gidaarkan oo laga dhisay goobaha jooggooda hooseeyo iyo leexooyinka webiga ayaa dheerar ahaan gaaraya 1,176.2 Mitir oo u qeybsan 11...
- Sida ay sheegayso warbaahinta dowladda Soomaaliya, kooxda Alshabaab ayaa lagu jebiyay weerar ay ku soo qaaddeen degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.
Waxay warbaahintu sheegaysaa in xaaladda degmada Galcad ay hadda deggan tahay ayna si buuxda gacanta ugu hayaan Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo iskaashanaya.
Waxaa lasoo sheegayaa khasaaro badan...
Ergayga gaarka ah ee gurmadka abaaraha Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka tacsiyeeyay geerida gaashaanle Xasan Cismaan Tuure, taliye ku xigeenkii ciidanka Danab iyo saraakiishii kale iyo ciidankii saakay ku geeriyooday weerarkii degaanka Galcad.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa gaashaanle Xasan Tuure ku sifeeyay inuu ahaa geesi aan xabbadda ka gaban, laf-dhabarna...
Wararka nagasoo gaaraya degmada Galcad ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saakay aroortii ay halkaasi weerareen dagaalamayaasha kooxda Alshabaab.
War ay Alshabaab kusoo qoreen bartooda internetka waxay ku sheegeen inay la wareegeen Galcad, kadib markii weerar qaraxyo ku bilowday kusoo qaadeen saldhigii ciidamada dowladda ee halkaas.
Warar soo baxaya ayaa waxay...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku riday Maxamed Cabdi Jiirow oo loo yaqaano Dr. Fanax oo katirsanaa Alshabaab.
Ninkaan oo Alshabaab u qaabilsanaa amniyaadka, ayaa ahaa dhaqtar been abuur ah, wuxuuna ku shaqeysan jiray inuu yahay dhaqtarka Neerfaha.
Sidoo kale wuxuu haystay darajo ciidan oo...
Wararka ka imaanaya deegaanka Beerxaano ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu Maanta ka dhacey dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dib u xureynta deegaanka iyo kuwa Al-shabaab.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalamayaal ka tirsan kooxda Shabaab oo la sheegay iney kaso talaabeen wabiga Shabeelle ay weerar ku...


















