Monday, August 10, 2026
Baaq ayaa kasoo baxay shirkii magaalada laascaanood uga socday Isimada gobolada SSC, iyagoo ku dhawaaqay go'aano culus. Isimada SSC ayaa ku dhawaaqay in aysan ka tirsanayn Somaliland iyo gooni istaageeda. Waxay sheegeen in laga bilaabo maanta ay katirsan yihiin dowladda federalka Soomaaliya, dhulkoodana lagu maamulidoono dastuurka Soomaaliya. Baaqa kasoo baxay shirka...
Xiisado kacsanaan ah ayaa laga dareemayaa magaalada Garowe, kadib markii ciidamo maleyshiyo beeleed ah oo kasoo horjeeda isdiiwaan galinta doorashada qof iyo cod ay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka bilaabeen gudaha magaalada Garowe. Xalay saqdii dhexe iyo saakay waaberigii xabbado ay ku jiraan qoryaha waawayn ayaa laga maqlayay qeybo kamid ah magaalada,...
Kooxo hubaysan ayaa weeraray fadhiisimada ciidamada Somaliland ee Laascaanood iyo hoteelka golaha wasiiradu ka daganyihiin magaalada, sida xukuumadu sheegtay. Warsaxaafadeed saaka subixii lagu baahiyay boga Facebook ee Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland, ayaa lagu sheegay in kooxo hubaysani ay soo weerareen xeryaha ciidamada iyo hoyga golaha wasiirada ee Laascaanood. "Saaka  subixii hore...
War murtiyeed kasoo baxay shirkii dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa heshiis looga gaaray khikaafkii xooganaa ee ka dhashay doorashada maamulkaas. Waxaa lagu heshiiyay in doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed la qabto bisha January ee sanadka 2024, waxaana sidaasi dhaqangal ku noqday halkii sano ee madaxweyne Lafta Gareen loogu kordhiyay. Sida ku...
Cabdirashiid Cali Xiiray "Abeesa Dhuuni" oo ahaa sarkaal ciidan oo horjooge u ahaa ciidamo si iskood ah qoriga ugu qaatay si ay Alshabaab uga xoreeyaan gobolka Sanaag ayaa qarax miino lagu dilay. Wararka aanu helayno waxay sheegayaan in sarkalkan iyo askar kale oo ka soo baxay magaalada Boosaaso qarax lagula...
Dadwayne cadhaysan ayaa saaka iskugu soo baxay wadooyinka  degmada Ceel-afwayn ee gobolka Sanaag ee Somaliland, kadib dil ay ciidamada booliisku u gaysteen qof shacab ah. Ciidamada sida gaar ah u tababaran ee RRU-da ayaa goob magaalada u dhaw ku dilay muwaadin la odhan jiray Abokor Cumar Cali, hadaba booliisku wax...
Odayaal iyo waxgarad kasoo kala jeeda beelaha reer xaaji saleebaan iyo Sacad oo ka wada tirsan Beesha Habargidir ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay maamul u sameynta degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Waxgaradka labada beelood ayaa mid waliba waxay sheeganeysa iney tahay beesha ugu badan ee degta degmada Hobyo, islamarkaana...
Khilaafka siyaasadeed ee arrimaha doorashada Puntland ayaa lugaha la galay ciidamada, kaddib markii xalay sarkaal katirsan ciidamada uu ka horyimid diiwaan galinta doorashada qof iyo cod. Xalay warqad kasoo baxday sarkaal ciidan oo lagu magacaabo Jimcaale Jamaac Takar oo sheegtay inuu yahay taliyaha ciidamada Danab ee Puntland ayaa ka digay...
Taliska ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa sheegay inay ka xun yihiin dil askari katirsan ciidankooda uu ka geystay Isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho. Baaritaano horudhac ah oo la sameeyay ayaa lagu sheegay in falkaan dilka ah uu yimid kadib markii sida ay sheegeen qof aan la aqoonsan uu ku...
Dowladda Kenya ayaa shaacisay inuu gabagabo marayo qorshe ay dib ugu fureyso xaduuda Mandhera ay kala wadaagto Soomaaliya, islamarkaana qeyb ka ah dadaalada lagu hagaajinaayo amaanka xaduuda iyo la dagaalanka badeecooyinka koontarabaanka ah. Talaabadaan ayay Kenya sheegtay iney ku timid wadatashiyo heer sare ah oo ay yeesheen labada dal ee...