Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu wadaa in uu maanta gaaro magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah maamul gobolleedka Jubbaland.
Maalintii shalay waxaa magaalada Kismaayo gaaray wafdi hordhac u ah safarka Ra’iisul Wasaaraha iyo qaar ka mid ah ciidamada ilaalada khaaska ah...
Magaalada Kismaayo ee caasimada kumeel gaarka maamulka Jubaland waxaa maanta gaaray wufuud ka socota dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo isugu jira Xildhibaano,agaasimayaal iyo saraakiil ciidan.
Markii ay ka dageen Kismaayo waxaa garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubaland,xildhibaano iyo dadyow kale.
Inkastoo aan si dhab...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah furay Wadatashiga Qorshaha horumarinta Qaranka ee sagaalaad oo lagu qabtay Xarunta D/Hoose ee Muqdisho, si maamulka Gobolka Banaadir ugu darsardo wixii talo iyo tusaale ah.
Guddoomiye Eng. Yarisow ayaa sheegaay in maamulka Gobolka Banaadir uu ahmiyad gaar...
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa barqanimadii maanta ku qarxay inta u dhexeysa tiyaatarka qaranka iyo maqaayad lagu magacaabo Dalsan.
Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa la sheegayaa in uu ka agdhawaa barkantarool ay ciidamada amaanku kawadeen howlgalo baaritaano ah.
Ilaa iyo hada inta la xaqiijiyay 7 ruux ayaa ku...
Dowladda Soomaaliya ayaa shalay la wareegtay kaltanka 151aad ee madaxtinimada xilligan ee Jaamacadda Carabta,iyadoo Muddo 6 bilood ah ayay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah haynaysaa guddoominta.
Warka ayaa intaas ku daraya in muddada ay Soomaaliya heyso shir guddoonka golaha wasiirada Jaamacadda Carabta la qorsheynayo in shirmadaxeedka golaha Wasiirada...
Sida ay sheegayaan goobjoogeyaal ka ag dhawaa goobta uu dilka ka dhacay ayaa Sheegaya in Dhaliyaro Ku Hubeysan Bistoolado ay caawa fiidkii degmada boondheere ee magaalada muqdisho ku dileen mid ka mid ah gudoomiye laameed ka tirsan degmadaasi Taasi Oo Dumar Aheyd Iyagoona ay goobta ka baxsadeen kooxii dilka iyo...
Dilka ayaa wuxuu ka dhacay nawaaxiga Hotelka Shamow ee Suuqa Bakaaraha, kadib markii labada nin ganacsatada oo watay Bistoolado ay murmeen, kadibna mid ka mid ah la dilay.
Labada nin ayaa la sheegay mid ka mid ah in lacag lagu lahaa, muranka dilka ahna uu sidaasi ku saabsanaa.
Saraakiil ka tirsan...
Waraka inaga soo gaaraya isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidanka Dowladda uu halkaasi ku dilay Wiil Mooto Bajaajle ahaa.
Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen kahor inta aanu falka dhicin inay wada murmeen askariga iyo marxuumka la toogtay, intaasi kadibna ay xigtay rasaas uu riday...
Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa labada dal ee soomaaliya iyo kenya ayaa meel xun gaartay, kadib markii dowladda Kenya ay Soomaaliya ku eedeesay in London ay ku "xaraashtay" ceelal shidaal oo ku yaal xuduud badeedka lagu mursan yahay.
Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkii London ka dhacay 7-dii Febraayo lagu soo...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee dowladda Ingiriiska u soo magacowday Soomaaliya Ben Fender.
Ra’iisul Wasaaraha iyo safiirka cusub ee dalka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Ben Fender ayaa ka wada hadlay xiriiirka qotada dheer ee labada dal iyo habka...


















