Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya dalka Itoobiya, Darren Welch, ayaa sheegay in UK ay taageersan tahay horumarka ay gaadhay dekedda Berbera, iyo in la meel mariyo heshiis xamuul oo dhex mara Somaliland iyo Itoobiya, sida uu hore u sheegay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro.
Welch oo waraysi siiyay warbaahinta...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa si kulul u weeraray qaar ka mid ah garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Maraykanka kadib markii ay laaleen canshuuro uu ku soo rogay dalal badan, isaga oo ku tilmaamay “kuwa aan waddaniyad lahayn oo aan daacad ahayn."
Trump ayaa warbaahinta kula hadlay Aqalka Cad, isagoo sheegay...
Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP) ee Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in barnaamijyadeeda gargaar ee badbaadiya nolosha malaayiin qof ay istaagi karaan toddobaadyada soo socda, haddii aan si degdeg ah loo helin dhaqaale ku filan oo lagu sii wado kaalmada cuntada iyo nafaqada degdegga ah ee Soomaaliya.
Mas’uul sare oo...
Dowladda Turkiga ayaa si rasmi ah u beenisay wararka lagu faafiyay baraha bulshada ee sheegaya in Ankara ay dooneyso inay faa’iido gaar ah ka hesho kheyraadka tamarta ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha la xiriira sahminta shidaalka.
Bayaan kasoo baxay xarunta la-dagaallanka wararka been abuurka ee madaxtooyada Turkiga ayaa lagu caddeeyay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa sheegay in Soomaaliya aysan cidna uga baahnayn dammaanad dibadeed si ay u difaacdo midnimadeeda iyo xuduudaheeda.
Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa hadalkaan sheegay, kaddib markii wax laga weydiiyay in dowladdu ay ku kalsoon tahay in dalal kale...
Qaar kamid ah hoggaanka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa faahfaahin kooban ka bixiyay kulankii ay maanta Madaxtooyada Qaranka kula yeesheen Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.
Mas’uuliyiinta hadalka jeediyay ayaa sheegay in kulanku uu diiradda saaray arrimo muhiim u ah mustaqbalka dalka, gaar ahaan nidaamka doorashooyinka, xoojinta wada-hadalka siyaasadeed iyo ilaalinta...
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu maanta si rasmi ah uga furmo shirka wada-tashiga u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa shirka furidoona shirka, iyadoo marka hore diiradda lagu saari doono qiimeynta xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha siyaasadda, amniga iyo...
Midowga Yurub ayaa soo dhoweeyay bilowga wada-hadallada siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, kaddib kulan uu Muqdisho ku qabtay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud.
Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa qoraal ay ku baahisay barta X ku sheegtay in Midowga Yurub uu si weyn...
Xukuumadda Somaliland ayaa si adag u cambaareysay hadallo shalay ka soo yeedhay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, kuwaas oo uu kaga horyimid aqoonsiga Somaliland, iyadoo ku tilmaantay faragelin aan la aqbali karin oo lagu carqaladeynayo xidhiidhada ay la leedahay waddamada gobolka iyo kuwa caalamka.
War-saxaafadeed ay soo saartay Xukuumadda Somaliland...
Soomaaliya ayaa heshay oggolaansho rasmi ah oo ay ku soo saari karto baasaboorrada East African Community (EAC), taasoo ah guul diblomaasiyadeed oo muhiim ah oo xoojinaysa is-dhexgalka gobolka.
Warqadda oggolaanshaha baasaboorka waxaa keenay Safiirka Soomaaliya ee Tanzania isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee EAC, Ilyaas Cali Xasan, wuxuuna guddoon...


















