Sunday, August 2, 2026
Somaliland ayaa shaacisay in ay qorshaynayso in ay safaaraddeeda ka furto magaalada Qudus ee muranka badan ka taagan yahay, halka Israa'iil ay sidoo kale ka furan doonto safaarad magaalada Hargeysa, sida uu sheegay danjiraha Somaliland ee Israa’iil, Maxamed Hagi. Hagi ayaa sheegay in tallaabadani ay ka dhalatay is-afgarad cusub oo...
Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan u ambabaxay gudashada waajibaadka Xajka ayaa muujinaya cabashooyin isa soo taraya oo ku saabsan adeegyada ay heleen, iyagoo sheegay inay la kulmeen duruufo adag iyo adeegyo hoose oo saameeyay gudashada acmaashooda. Qaar kamid ah xujeyda ayaa sheegay in la dejiyay deegaano ka fog goobaha muhiimka ah...
Golaha Samatabixinta Mucaaradka ayaa ku dhawaaqay inay bilaabi doonaan bannaanbaxyo toddobaadle ah oo ka dhacaya Muqdisho laga bilaabo 4-ta Juun, kuwaas oo la qaban doono Khamiis kasta ilaa laga gaarayo heshiis siyaasadeed oo ku saabsan doorashada dalka. Ku dhawaaqistan ayaa timid kadib shir jaraa’id oo ay Muqdisho ku qabteen hoggaamiyeyaal...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, iyadoo ugu baaqday Madaxweyne iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka inay sii wadaan wada-hadallada si heshiis looga gaaro khilaafka doorashooyinka iyo arrimaha la xiriira. Ku-xigeenka afhayeenka xoghayaha guud ee QM, Farxaan Xaq ayaa sheegay in Xoghayaha Guud ee QM uu...
Ergayga Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa sheegtay inay kulan la qaadatay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo diiradda lagu saaray taageerada dhaqaale ee howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM iyo arrimaha bani’aadannimada ee Soomaaliya. Qoraal ay ku baahisay barta X, ayay Di Mauro ku sheegtay in Midowga Yurub uu u...
Marka Hoggaamintu Lunto Aragti Falsafadda iyo Waxbarashada ee ku saabsan Aqoonyahannada Siyaasadda Soomaaliya iyo Khatarta Jiilka aan lahayn Kibirka Qaranka. Waxaa qoray Agaasimaha Guud. Fuad Farah Hussein iyo Aqoonyahannada Hordhac Soomaaliya casriga ah waxay isku aragtaa dhibaato taariikhi ah iyo mid jirta, halkaas oo su'aashu aysan ahayn oo keliya badbaadada dawladda, laakiin...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa Axadda ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashada Guddoonka Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, taas oo lagu waday inay dhacdo 18-ka May 2026. War-saxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in hakinta doorashada ay la xiriirto sugitaanka go’aanka Maxkamadda Sare...
Mudaharaad lagaga soo horjeedo munaasibadaha 18 May ayaa maanta ka dhacay magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal, kadib markii qaar kamid ah dhallinyarada magaalada ay taayiro ku gubeen qaybo kamid ah magaalada. Wararka laga helayo Borama ayaa sheegaya in ciidamada booliisku ay rasaas rideen si ay u kala eryaan dhallinyarada...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya, oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa diiradda saaray hirgelinta Dastuurka cusub, ansixinta siyaasado, heshiisyo caalami ah iyo xeerar muhiim u ah maamulka dowladnimada. Kulanka oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa si gaar ah loogu falanqeeyay Qorshaha Hirgelinta Dastuurka Federaalka Soomaaliya, oo...
Urur-goboleedka (IGAD) ayaa soo dhaweeyay wadahadalladii Muqdisho ku dhexmaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhinacyada mucaaradka, kuwaas oo socday intii u dhaxaysay 13 illaa 15 May 2026. War-saxaafadeed kasoo baxay xoghayaha guud ee IGAD ayaa lagu sheegay in ururku uu “si dhow ula socday” natiijada wada-tashiyada, islamarkaana uu dhiirrigelinayo in la...