Wednesday, August 5, 2026
Maalmo kooban oo kaliya ayaa ka dhiman Bilashada Bisha barakeysan ee Ramadaan oo ah bil ku weyn guud ahaanba dadka muslimiinta ah ee ku nool daafaha aduunyada gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed. Sida cadadda ah maalmaha ka horeeya bisha Ramadaan inta badan qoysaska Soomaaliyeed waxaa ay u gallaan diyaar garoow xoog...
Xarunta Degmadda Wardhiigley ee Gobolka Banaadir ayaa lagu qatay Xaflad lagu soo xirayay Tababar muddo Sagaal Bilood ah u socday 75 Haween Soomaaliyeed ah, kuwaasoo baranayay Af-Soomaaliga, Xisaab iyo Kambiyuutar. Munaasabadda oo ay ka qayb-galeen maamulka degmooyinka gobolka Banaadir, ururka Haweenka Qaranka, Madaxda Hay’adaha Samafalka, Waaliddiinta Ardaydii wax-la-barey, Ardeydi dhameystey waxbarashada...
Xarunta Degmadda Wardhiigley ee Gobolka Banaadir ayaa lagu qatay Xaflad lagu soo xirayay Tababar muddo Sagaal Bilood ah u socday 75 Haween Soomaaliyeed ah, kuwaasoo baranayay Af-Soomaaliga, Xisaab iyo Kambiyuutar. Munaasabadda oo ay ka qayb-galeen maamulka degmooyinka gobolka Banaadir, ururka Haweenka Qaranka, Madaxda Hay’adaha Samafalka, Waaliddiinta Ardaydii wax-la-barey, Ardeydi dhameystey waxbarashada...
Labo baan oo Kenyan ah ayaa dhawaan codsaday inay ka mid noqdaan 12 shirkadood oo caalami ah oo maaliyadeed oo ogolaanshiyo dhawaan codsaday in loo siiyo in ay ka shaqeeyaan gudaha Soomaaliya. Baanan kale oo laga leeyahay khaliijka Carbeed ayaa iyana doonaya inay xarumo ka furtaan isla markaana ka hawlgalaan...
Taliyihii Millateriga Somalia ee Gobolka Galgaduud, Col. Maxamed Kaariye Caraale (Dhega-Dheere) ayaa la xiray, kaddib la sheegay inuu ku lug lahaa dilka sarkaal kasoo goostay Al-shabaab oo dhaweaan lagu dilay Degmada Ceelbuur ee isla gobolkaas. Wararka ayaa sheegaya in taliyaha lagu xiray xabsi ku yaalla degmada Beledweyne ee xarunta gobolka...
Aabaha tagsiile Soomaali ahaa oo dhawaan lagu dilay dalkaasi Australia ayaa waxaa uu dhawaan tacsi u dhigay wiilkiisa oo gacan ka xaq daran ay dishay. Tagsiilahaa marxuumka ah ee la dilay ayaa wuxuu ka tagsiileyn jiray xaafada Fitzroy oo kutaala magaalada Melbourne  ee dalkaasi Australia. Ninkaas tagsiilaha ahaa ayaa la...
Kaalmadaan Raashinka ah - oo ka koobnayd; Bariis, Sokor, Bur iyo Saliid, ayaa la Gaarsiiyay Dadkii Dhawaan ku Barakacay Fatahaaddii ku Dhufatay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Qaybinta Raashinkaan, Waxaa Goob-joog ka ahaa Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya, Dayib Dubad Rooble, Wasiirro ka socday Dowladda Federaalka, Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Saraakiil...
Wasiirka Maaliyadda Somalia, Maxamed Aadan Ibraahim . ayaa maanta Daah-furaay Barnaamij Tiir-dhexaad u ah Tayeynta iyo Fursadaha Hay’adaha Dhaqaalaha ee loosoo gaabiyo (SCORE), Waxaana Mashruucan Maal-gelinaya Bangiga Dunida, isagoo si toos ah ula shaqeynaya Wasaaradaha Ganacsiga, Dekedaha iyo Bangiga Dhexe, kuwaasoo xiriir Wanaagsan la leh Shirkadaha gaarka loo leeyahay...
Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa Kulan ay Muqdisho ku yeesheen maanta uga hadlay Ammaanka Caasimadda iyo sidii loo xoojin lahaa Guud ahaan amniga inta lagu jiro bisha Ramdaan ee nagu soo foolka leh. Kulankaan, ayaa waxaa ka Qayb-galay Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka iyo Saraakiisha Hay’adaha Amniga Degmooyinka Gobolka Banadir, waxaana diiradda lagu...
Dekedda weyn ee Muqdisho, ayaa Waxaa Axadda Maanta ah ku soo Xirtay Markab Wada Kaalmo ay Xukuumadda Turkiga ugu Deeqday Shacabka Soomaaliyeed, xilli maalmo uun ay ka harsan yihiin bilashada Bisha Ramadaan oo Sanad walba soo marta Muslimiinta. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Dekeda magaalada Muqdisho ayaa saxaafada u xaqiijiyay Markabka...