Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa Waxaa ka socda Maalintii Saddexaad Shirka Madasha Wada-tashiga QARAN ee loooga hadlayo Arrimaha doorashooyinka, iyadoo ay jiraan qodobbo weli la isku mari la’yahay.
Kulankan oo u dhexeeya madaxda Dowladda Somalia iyo kuwa Maamullada ka jira dalka, ayaa maalmihii hore looga hadlay Amaanka iyo sidii...
Iyadoo maanta oo ay Taariikhdu ku beegan tahay 31-ka May 2016-ka, ay tahay Maalinta loo Asteeyay joojinta Cabista Sigaarka ee Caalamka ayaa Dhakhaatiirta Soomaaliyeed waxay bulshada uga digayaan khatarta iyo cudurada halista ah ee ka dhasha cabista sigaarka.
Prof. Cismaan Maxamuud Dufle oo ka mid ah dhaqaatiirta Soomaaliyed oo shir...
Ciidamada Xukuumadda Ciraaq iyo Xoogag Shiico ah oo ay hawadan ka taageerayaan Diyaaradaha Dagaalka dalka Marykanka, ayaa billaabay Weerar xoog leh oo ay doonayaan inay ku Qabsadaan Magaalada Falluja ee dalka Ciraaq.
Saldhig booliis oo ku yaalla gudaha Faluuja ayay ciidamadan is-bahaysanaya la wareegeen, kaddib markii ay dhinaca Koonfureed ka...
Wararka laga helayo Dalka Kenya ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan Al-shabaab ay gudaha u galeen Kenya, kuwaasoo saxaafadda Kenya ay sheegtay inay ka tallaabeen xadka Soomaaliya iyo Kenya u dhexeeya.
Xoogaggan ka tirsan Al-shabaab, ayaa la sheegayaa inay gubeen tuulada Surgoow oo ku dhaw soohdinta ay wadaagaan Somalia iyo...
SHirkii madaxda madasha Qaranka oo beryahan Muqdisho ka socdey ayaa lagu soo waramayaa in ay ku heshiiyeen sida loo kala qaadanayo Barlamaanka soo socda Aqalka hoose ee wakiilada gobolada dalka.
Qaabkan oo u eg kii hore ee beelaha Soomaaliyeed ayaa hadana si kale loo dhigey isla markaana waxaa la qeybiyey...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Xukunno kala duwan ku riday dadkii loo heystay qaraxii diyaaradii Daallo Airlines ee 02-dii bishii Febraayo ee Sanadkan 2016-ka, lala beegsaday, iyadoo garoonka Muqdisho ka duushay kuna socotay Dalka Jabuuti, Waxaana Mas'uuliyadda weerarkaas sheegatay Al-shabaab.
Eedeysanayaaha oo ahaa 13-ruux, waxaana shan ka...
Madaxwaynihii hore ee Dalka Jaad, Hissene Habre - ayaa lagu helay dambiyo dhan ka ah bani’aadamnimada, waxaana lagu xukumay Maanta xabsi daa'in ama xabsi madaxaa ha-ku-furto ah.
Waddanka Senegal ayaa lagu maxkamadeeyay Habre, Waxaana la saaray Maxkamad gaar ah oo uu taageero Ururka Midowga Afrika. Waxaana Dambiyada lagu eedeeyay ka...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Magaalada Washington ee Dalka Mareykanka, Axmed Ciise Cawad, ayaa Wareysi dhinacyo badan oo uu siiyay warsom, uga hadlay Xaaladda Dhallinyaro Soomaaliyeed oo la sheegay inay ku xiran yihiin xabsiyo ku yaalla Mareykanka, ayna Xukuumadda Mareykanku damacsan tahay inay dib ugu celiso Waddankooda Soomaaliya.
Dhalinyaradaas oo qaab...
Kooxdan ciyaartoyda ah oo ka timid degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, xiriirka kubadda cagta Jubaland iyo masuuliyiin ka tirsan Jubaland.
Ciyaartooydan oo ka socotay mid kamid ah kooxaha ka dhisan degmada Gaalkacyo ayaa ciyaaro saaxiibtinimo la dheeli doona...
Danjiraha Soomaaliya ee Koonfur Afrika, Danjire Jamaal Maxamed Barrow iyo dublamaasiyiin ka tirsan Safaaradda oo dhawaanahan Kormeerayay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Sagaalka Gobol ee dalka Koonfur Afrika, ayaa waxay Booqasho ugu tageen Jaaliyadda Gobalka Limpopo, kuwasoo ay la qaatay kulammo Gaar-gaar ah oo ay Mas'uuliyiinta Safaarada ku xog-wareesanayeen...


















