Wednesday, August 5, 2026
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Madaxtooyada si rasmi ah uga furay Madasha Wadatashiga hoggaamiyeyaasha qaranka ee ay ku mideysan yihiin hoggaanka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira. Shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa lagu gorfeyn doonaa arrimaha siyaasadda iyo amniga. Dhanka siyaasadda waxaa shirkan...
Hayada QM u qaabilsan arimaha qaxootiga ee marka magaceeda lasoo gaabsho loo yaqaano UNHCR ayaa sheegtay asbuucii lasoo dhaafay in ay u baahan tahay nus bilyan  doolar si ay dadka ku barakacsan daafaha caalamka ay ugu dhisto guryo ku filan. Maalintii Arbacada ahayd ee lasoo dhaafay ayay sheegtay in malaayiin...
Kooxda Kubadda Cagta ee Real Madrid, ayaa markeedii 11-aad xalay ku guuleysatay koobka Horyaalka Qaaradda Yurub ee Champions League, kaddib markii kulankii Filanka Koobkan ay Gool-ku-laadyo 5-3 ah kaga adkaatay Kooxda Atletico Madrid. Cayaarta  ayaa labada kooxood waxay 90-kii daqiiqo isla dhaafi waayeen 1-1, iyadoo lagu daray 30-daqiiqo oo dheeraad...
Dekedda Degmada Boosaaso ee gobolka Bari waxay marin u noqotay dadka socdaalka Sharci-darada ah ku gala Dalka Yemen, kaliya Soomaalida ma-ahan kuwa ka Tahriibo dekada Magaalada Boosaaso, waxaa kaloo jira Dad Itoobiyaan ah oo ka tahriibo degmada Boosaaso sida ay maamulka Sheegeen, si taasi looga hortago ayuu maamulka Putland...
Xili Maalmo kooban ay ka harsan tahay Bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa jira Diyaar garow ay shacabka iyo wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee xukuumadda soomaaliya ay wadaan kaasi oo ah in si wadajir ah loo soomo loona afuro. Sidoo kale waxaa suuqdayadda muqdisho iyo goobaha laga dukaameysto lagu arkayaa...
Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo mudane Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa ku goodiyay in kalfadhiga soosocda ee maamulkiisa uu ku rajo waynyahay in lagu qaban doono xarunta gobolka Sool ee Laascaanood. Madaxwayne Galaydh ayaa shalay ka hadlayey furitaankii kalfadhigiiafraad ee barlamaanka Khaatumo oo lagu qabtay magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn oo ay ka...
Dawladaha Sacuudiga iyo Iran ayaa waxay isku khilaafeen oo ay ka baaqsadeen in wax is afgarad ah ay ka gaaraan arimaha xujeyda ka imaaneysa sanadkaan dalkaasi Iran. Waxa laisku heysto hase ahaatee waa uu ka badan yahay intaas oo waa oohintu orgiga ka weyn balse waxa ay haatan isku hayeen...
Maalinta Berri ah oo Taariikhdu ay tahay 29-ka May 2016, ayaa Waxaa Magaalada Muqdisho ka furmaya Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran oo ay isugu imaanayaan Mas’uuliyiinta DF Somalia iyo Madaxda Maamul-goboleedyada Dalka, kaasoo looga hadli doono hanaanka doorashada 2016-ka, Maqaamka Muqdisho iyo Arrimo kale oo muhiim ah. Shirkan oo socon doona muddo...
Dadka ku nool Xaafada Buundo-weyn ee magaalada Beled-weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa ka Cabanaya Cudurro kala duwan oo Durbaba ka dhashay Fatahaadda Webiga Shabeelle. Mas'uuliyiinta Maamulka xaafadaas ayaa HOL u sheegay in ay jiraan dad isugu jira cuduro iyo Dad Waayeel ah oo u Dhintay Cudurka Shuban-biyoodka oo sida...
Wafdi ballaadhan oo uu Hoggaaminayay, Imaam Maxamed Imaam Yuusuf - ayaa Maanta soo gaaray Degmada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Waxaana Xubnaha Wadigaan Madax-dhaqameedyada ah ka mid ahaa; Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur, Ugaas Faarax Cabdi Sheekh, Ugaas C/kariin Ugaas C/llaahi, Ugaas Axmed Rashid Faahiye, iyadoo si weyn...