Saturday, August 29, 2026
Guddoomiye ku xigeenkii gobolka Sool, ayaa is casilay kadib markii uu ku guuldaraystay in uu wax ka qabto dilalka lagu beegsanayo dadka shacab ka ah. Garyaqaan Maxamed Aadan, oo ahaa guddoomiye ku xigeenkii gobolka Sool, ayaa la sheegay in uu baneeyay xilkii guddoomiye ku xigeenimo, kadib markii  uu maamulkiisu ku...
Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa goordhaw soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay dhigiisa madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo masuuliyiin kale oo uu ka mid yahay Raysal wasaaraha Soomaaliya. Madaxweynaha dalka Jabuuti ayaa soo dhaweyn kadib waxaa loo galbiyay...
Diwaangalinta codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland, ayaa saaka si rasmi ah uga bilaabantay guud ahaan Somaliland. Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka  Somaliland  Muuse Xasan Yuusuf, ayaa ku dhawaaqay bilaabashada diwaangalinta codbixiyayaasha, isaga oo shacabka ugu baaqay in ay is diwaangaliyaan. "Waxa farxad wayn noo ah in dib u furistii diwaangalintu ay bilaabantay oo goobihii aanu...
Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay sidii ay xukuumada Somaliland uga jawaabtay mudaharaadkii shalay ee Laascaanood. Cirro ayaa fal waxashnimo ah ku tilmaamay, sidii ciidamada booliisku u joojiyeen mudaharaadkii lagaga soo horjeeday dilalka mudooyinkii u danbeeyay ka dhacayay Laascaanood. "Waxaan si...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa Xalay hoygiisa kulan kula qaatay Midowga Musharaxiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Kulanka dhexmaray Musharraxiinta Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ahaa mid ay kaga wada hadleen arrimaha dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed iyo sidii loo heli...
Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay gudaha u gali doonaan maalinta berri oo Khamiis ah magaalada Maqale ee xarunta gobolka Tigray, si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo. Sida uu Warbaahinta u sheegay Ambassador Redwan Xuseen oo ah Lataliyaha Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya ee dhinaca Amniga, waxaa sidoo kale maalintaa la...
In the past few hours, there have been reports that Al-Shabaab has imposed restrictions on the movement of vehicles and employees of the Hormuud Telecom company. Spokesman Aanood who gave a special interview to the Somali language branch of VOA said that they have learned that the Al-Shabaab group has...
Iyadoo saacadahii lasoo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegaya in Al-Shabaab ay xayiraad kusoo rogtay dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo shaqaalaha Shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom ayaa waxaa arintaasi faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood. Afhayeen Caanood oo wareysi gaar ah siiyay laanta afka Soomaaliga ee...
Warar soo baxaya ay sheegaya in Urur Al-shabaab ay xayiraad kusoo rogeen dhaqdhaqaaqa Gaadiidka iyo Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ka mid ah Shirkaddaha waa weyn ee ka howlgala gudaha Soomaaliya. Laanta afka Soomaaliga ee VOA-da oo baahisay warkaan la xariira in kooxda Al-shabaab xayiraad kusoo rogeen Shirkadda Hormuud ayaa...
Wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland, Xasan Shire Abgaal, ayaa maleyshiyo beeleed ku arursaday deegaanka Karin-dhiig oo dhacda laamiga xiriira degmooyinka Garowe iyo Dangarayo ee gobolka Nuagal. Ciidamadan ka amarqaata Xasan Shire Abgaal oo ku hubaysan tiknikada dagaalka, ayaa la sheegay inay xalay ka guureeyeen magaalada Garowe, iyagoo farriisimo ciidan ka...