Saturday, August 29, 2026
Raysal wasaaraha Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya xamse Cabdi Barre ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ay ka bilaaban doonaan deegaanada maamul goboleedyada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya. Raysal wasaare Xamse ayaa sheegay in howlgaladii ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ay ka bilaabeen deegaanka...
Cabdinaasir Macalin Caydiid oo kamid ahaa fannaaniinta reer Somaliland, kuna caan baxay tumista cuudka, ayaa xanuunka kansarka ugu geeriyooday dalka Itoobiya. Cabdinaasir Macalin Caydiid, waxa uu kamid ahaa fannaaniinta loogu ixtiraamka badanyahay Somaliland iyo guud ahaan gayiga Soomaalidu degtaba, sida uu Cumar Seerbiya u sheegayna waxa uu fanka bilaabay sannadkii...
 Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa ka diiday ururada siyaasada in wax ka beddel lagu sameeyo labo qodob oo katirsan xeerka doorashada. Labadan qodob ayaa ah in la furo nidaamka xisbiyada  xaddidan ee dastuurka Puntland uu dhigayo, iyo in la dhimo tirada xildhibaannada golayaasha deegaanka ee degmooyinka Puntland Madaxweyne Deni ayaa sheegay...
Galmudug security forces arrested three traditional elders hours after returning to Adado in Haradhere district, an al-Shabab-held district in Galmudug state, on Sunday. The arrested elders included Sugal Warsame Ali, Ali Yare Ahmed Ali and Omar Mohamed Jimale, who had been in the Haradhere district for close to a month...
Ciidamada ammaanka Galmudug ayaa xabsiga dhigay Odayaal saakay saxaafadda kula hadlay magaalada Cadaado kuwaas oo ka soo laabtay deegaannada Alshabaab haysato ee Galmudug. Taliyaha Qeybta 21-aad ee ciiddanka xoogga dalka, General Xasan Jaamici oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay, odayaasha la xiray in loo gudbiyay Dhuusamareeb si sharciga loo horgeeyo. Sidoo...
Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay mid ka mid ah sadax wiil oo dhalinyaro ah oo fal tacadi ah ugu geystay degmada Baardheere ee gobolka Gedo gabar Soomaaliyeed oo 20 sano jir aheyd, islamarkaana Muqaal ay ka duubeen ku baahiyay baraha Bulshada. Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali...
Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ku qaabilay Wasiirka Difaaca dalka kenya Aadan Barre Ducaale oo halkaasi ku tagay booqasho iyo kormeer la xariira ciidamada Kenya ee qeybta ah howlgalka ATMIS. Labada masuul ayaa la sheegay in kulankooda ay...
Dowladda Iran ayaa sheegtay inay kalluumeysato u dhashay dalkeeda lagasii daayay Soomaaliya, ka dib wada xaajood iyo tallaabooyin ay qaaday Wasaaradda arrimaha dibadda ee Iran. Kalluumeysatadan ayaa dhammaantood ka soo jeeda magaalada dekedda ah ee Chabahar ee koonfurta dalkaas. 8-sano ka hor ayay kooxda Alshabaab ku qabsadeen biyaha caalamiga ah ee...
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Daa’uud Aways Jaamac ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirada Warfaafinta Ururka Jaamacadda Carabta oo ka dhacay dalka Libya. Wasiirka ayaa khudbad uu shirkaan ka jeediyay, wuxuu kaga warbixiyay xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan guulaha laga gaarey dagaalka lagula jiro kooxda Al Shabab. Wasiirka ayaa ka sheegay...
Wasiirkii warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed, Ilyaas Cali Nuur ayaa caawa shaaciyay inuu iska casilay xilkiisii, sababa xiriira shaqaaqadii ka dhacday magaalada Baydhabo. Wasiir Ilyaas Nuur oo ku sugan magaalada Baydhabo, ayaa sheegay in uusan qeyb kasii ahaan karin maamul dadkiisa lagu dhibaateeyay. Wuxuu ku eedeeyay madaxweynaha Koonfur in uusan ixtiraamin waan...