Raysal wasaaraha xukuumada federalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay inay laga maarmaan tahay in dib u habayn ballaaran lagu sameeyo shaqaalaha dowladda.
Raysal wasaare Xamse ayaa caddeeyay in agaasimayaasha guud ay qaadanayaan masuuliyadda shaqaalahooda, wuxuuna hoosta ka xarriiqay dhawaan inay billaabanayso qiimayn guud oo lagu sameynayo shaqaalaha rayidka ah.
Raysal...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa war qoraal ah oo uu kasoo saaray xaaladda magaalada Laascaanood, wuxuu Somaliland ku eedeeyay inay weerar bahalnimo ah ka geysatay magaalada Laascaanood maalmihii lasoo dhaafay.
Madaxweyne Deni ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ay laayeen dad aan waxba galabsan, kuwaas oo usoo baxay...
Xildhibaan Sahro Bundubte oo katirsan barlamaanka Soomaaliya ayaa ku eedeysay guddoomiyaha barlamaanka, Aadan Madoobe inuu hakiyay mooshin ku saabsanaa qalalaasaha ka taagan magaalada Laascaanood.
Xildhibaan Sahro Bundubte oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay, in ka badan 20 xildhibaan inay diyaariyeen mooshin ah in barlamaanku wax ka yiraahdo dhibaatada ka taagan...
Roobab qabow wata ayaa da’aya deegaano katirsan Puntland, labo maalin kaddib markii wasaaradda masiibooyinka Puntland ay soo saartay digniin ku saabsan roobab dabeylo wata oo dhinaca bad weynta Hindiya iyo badda cas ka imaanaya.
Roobabka ayaa haatan lasoo sheegaya inay ka da’ayaan deegaanno kuyaala gobolka Bari oo dhaca dhanka xeebta,...
Wararka ka imaanaya deegaanka Dheenweyne oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xubno ka tirsan dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab in fiidnimadii Xalay halkaasi ka afduubeen dad shacab ah ku safraayay wadada.
Al-shabaab ayaa la sheegay in laba gaari oo kala ah nooca Soomaalida u...
Xaaladda magaalada Laascaanod ee gobolka Sool ayaa saakay nabad ku waabariisatay, kaddib dhowr maalmood oo ay ka socdeen mudaharaadyo uu dhiig badan ku daatay.
Waxaa saakay lagu arkayaa waddooyinka magaalada Laascaanood ciidamo iyo gaadiidka dagaal oo gaaf wareegaya, kuwaas oo u muuqda inay ka hor tagayaan mudaharaad kale oo magaalada...
Ciidamada dalka Eritariya oo muddo dheer ku sugnaa meelo badan oo kamid ah gobolka Tigray ayaa la sheegayaa inay billaabeen inay ka baxaan inta badan goobihii ay kaga sugnaayeen gobolka Tigray.
Sida ay goobjoogayaal u sheegeen Warbaahinta waxaa magaalooyinka waawayn ee ay joogeen Ciidamada Eritariya lagu arkayay gawaarida ciidanka Eritariya...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Xalay ka hadlay munaasabad Casho sharaf ah oo madaxweynaha dowladda Jabuuti loogu sameeyay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Jabuuti abaalka ay u gashay Soomaaliya uu yahay mid aanan la gudi karin.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoonsiiyay madaxweynaha dalka Jabuuti...
1 qof ayaa ku dhintay 2 qof oo kalena way ku dhaawacmeen mudaharaad maanta galinkii danbe ka qarxay magaalada.
Xaalada magaalada Laascaanood oo daganayd galinkii hore ee maanta ayaa is badashay kadib markii galinkii danbe ee maanta ay dadweyne cadhaysani dhagax tuureen saldhiga dhexe ee magaalada, ciidamada booliiskuna ay rasaas...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa xalay mar kale kulan kula qaatay hoyga uu ka dagan yahay magaalada Muqdisho siyaasiyiinta ku midoobay Midowga Musharraxiinta iyo Madasha Badbaadada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Kulankan oo ahaa kii labaad oo ka dhaca hoyga gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe...


















