Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose, ayaa sheegay qarax loo adeegsaday miino dhulka lagu aasay uu saakay ka dhacay goob ay fariisan jireen ciidamada dowlada Soomaaliya.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid culus oo siweyn looga wada maqlay inta badan degmada, waxaana ilaa iyo hada...
Golaha Amaanka ee Qarramada Midoobey ayaa kulan ay albaabada u xirran u xiran yihiin uga doodday xaalada siyaasadda Soomaaliya, iyaga oo ugu baaqay dhinacyada Soomaalida in ay dib ugu laabtaan wadahadalladii Afisiyooni.
Kulanka ayuu Golluhu warbixin la xiriirta xaalada siyaasadeed ee dalka uga dhigeystay wakiilka gaar ah ee QM James...
Hal qof ayaa ku dhintay, afar kalana way ku dhaawacmeen qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya.
Madaxa waaxda dambi baarista (CID) ee gobolka waqooyi ee Kenya, Muse Yego ayaa u sheegay wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa magaalada Nairobi in dad...
(Wakaalada wararka soomaaliyed Warsom.com)
Wargeyska New York Times ee kasoo baxa wadanka Maraykanka ayaa warbixin dheer oo uu diyaariyay waxaa uu ku sheegay in dagaalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ay ku geeriyooday askar tiradoodu gaarayso 70 askari oo katirsan ciidamada AMISOM ee Muqdisho hawlgalada...
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay warbiixn la xiriirta qaabkii u dhacay dilkii Wariyihii weynaa ee reer Sacuudi Jamaal Kaashuqii, iyo waliba cidda ka danbeysay dilkaasi.
Warbixin uu Mareykanku soo saaray ayaa lagu sheegay in sirdoonka dalkaasi ogaadeen in in Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudiga, Maxamed bin Salmaan, uu ansixiyay dilka weriyaha...
Madaxwayne Vladimir Putin ayaa 6 sano oo kale xafiiska sii hayn doona ka dib markii uu si wayn ugu guulaystay doorashadii dalkaasi ka dhacday.
Khudbadda guusha oo uu ka jeediyay magaaladda Moscow ayaa waxaa uu sheegay in natiijada doorashada uu u arko in ay tahay kalsooni la siiyay waxqabadkiisa.
Waxaa uu...
Wasiirada arrimaha dibedda ee Jaamacada Carabta ayaa maanta oo Sabti ah magaalada Qaahira ku yeeshay shir deg deg ah oo lagaga arinsanayo weerarka Turkigu ku qaaday Kurdiyiinta Suuriya, shirkan oo ay ku baaqeen wadamada Masar iyo Sucuudigu waxa kasoo qayb-galay wasiirro iyo safiiro ka kala socday 21 ka dal...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir uu shaqaalleysiin doono ku dhawaad 1,000 qof oo dhallinyaro ah.
Md. Khayre, ayaa sheegay in uu dhawaan soo saari doono, warqad ku amreysa guddoomiyaha Gobolka in uu shaqaalleysiiyo dhallinyaro cusub.
“Dowladda Soomaaliya waxaa ay dadaal badan...
Iyadoo ay sii kordhayaan weerarrada Al-shabaab ay ka geysanayaan gobolka Shabeellaha Hoose, ayuu sheegay maamulka Koonfur Galbeed in Amniga gobolka loo tababarayo ciidamo gaaraya 2, 500 oo Askari.
Afhayeenka madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin (Gacma) ayaa sheegay in gobolka loo qorsheeyay ciidamo gaaraya 2,500 hadana uu socdo abaabul ku aadan...
Ciidamada ammaanka gaar ahaan kuwa xasilinta ayaa xalay Howlgal gaar ah waxaa ay ka sameeyeen xaafaddaha ku teedsan wadada u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye.
Ciidamada oo Howlgalkooda uu qaatay saacado badan ayaa waxa ay si gaar ah uga wadeen agagaarka Tabeelaha Sheekh Ibraahim, halkaasi oo habeen ka hor lagu dilay...
















