Thursday, April 30, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey shirka golaha wasiiradda, ayaa sheegay in xukuumadda looga fadhiyo dhaqan galinta heshiiskii Hannaanka doorashooyinka. Raysal wasaare Xamse ayaa dhaqan galinta heshiiska Hannaanka doorashooyinka ku tilmaamay fursad qaali ah oo ay shacabka Soomaaliyeed ku go’aaminayaan masiirkooda. “Annaga ka Xukuumad ahaan waxaa waajib...
The Uganda Defense Forces (UPDF), which consists of infantry and armed forces, said they have retaken control of the town of Buulo Mareer and the villages under it which were captured by the Al-Shabaab group recently. Brigadier General Peter Gaetano Omola, who is the commander of the 1st division, who...
Ciidamada Difaaca Uganda (UPDF) oo isugu jira kuwa lugta ah oo hubeysan , ayaa sheegay inay dib ula wareegeen gacan ku haynta magaalada Buulo Mareer iyo tuulooyinka hoos yimaada oo ay kooxda Al-Shabaab qabsadeen dhawaan. Sarreeye Guuto Peter Gaetano Omola, oo ah taliyaha qeybta 1-aad oo ka hadlayay howlgal ay...
More news is emerging from last night's artillery attack by Al-Shabaab on the camp of the African Union Peacekeeping Force (ATMIS) in Qoryoley district in the Lower Shabelle region. The attack that took place at midnight last night was widely heard in all the neighborhoods of Qoryooley district, and the...
Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya weerar madaafiic ah oo Xalay kooxda al-shabaab ay ku qaaday xero ciidanka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS ay ku leeyihiin degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose. Weerarka oo dhacay saqdii dhexe ee Xalay ayaa ahaa mid si weyn looga maqlayay jugta hoobiyaasha dhamaan xaafadaha...
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, spoke on the phone with his counterpart, the re-elected President of Turkey, Rajab Dayib Erdogan. President Hassan Sheikh congratulated Rajab Dayib Erdogan on his historic victory in the election that took place in Turkey last Sunday. "The two presidents underlined...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhigiisa madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu hambalyeeyay Rajab Dayib Erdogan guusha taariiqiga ah ee uu ka gaaray doorashadii ka dhacday dalka Turkiga Axadii lasoo dhaafay. "Labada Madaxweyne ayaa hoosta...
The Prime Minister of the Somali government, Hamse Abdi Bare, said that the country will not tolerate an individual or a group that he described as wanting to be listened to and fulfill their interests. Prime Minister Hamse said, Somalia is tired of being singled out for a particular group....
Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ayaa sheegay, dalku inuusan u dabranaanayn shakhsi iyo ama koox uu ku tilmaamay inay doonayaan in kaligood la dhegaysto oo la fuliyo danahooda. Raysal wasaare Xamse wuxuu sheegay, Soomaaliya inay kasoo daashay in loo dabarnaado koox gaar ah. Wuxuu sheegay qorshaha ay dowladdu...
The security forces of the Puntland administration today refused to allow the Somali president's envoy in charge of economic and commercial affairs to fly to Garowe airport. Envoy was on his way to Mogadishu. The authorities of Garowe airport were informed that Khadar Abdirahman Faroole, who was one of the four...