Thursday, April 30, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ergayga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan gurmadka abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa ka hor yimid mooshin muddo kordhin ah oo maanta barlamaanka la horkeenay. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay mooshinkaan inuu wiiqayo dadaalada dib u xoraynta dalka. Wuxuu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya ay naftiisa halis ku gashay diidmada muddo kororsiga...
The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud arrived last night in Ankara, Turkey, to attend the inauguration ceremony of President Erdogan. The President of Somalia is part of a delegation from 78 countries that have been invited to attend the inauguration ceremony of Turkish President Erdogan. The inauguration ceremony at the...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiye, si uu uga qeyb galo xafladda caleema saarka Madaxweye Erdogan. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qeyb ka ah wafuud ka socota 78 waddan oo lagu marti qaaday, si ay uga soo qeyb galaan xaflada caleema saarka madaxweynaha Turkiga Erdogan. Munaasabadda...
Reports from Addis Ababa, Ethiopia say that riots occurred near the Anwar Mosque, killing at least three people and injuring others, after a clash between Muslim people who were protesting against the demolished mosque in the Oromiya region, and the army. security in Addis Ababa. In this incident that happened...
Wararka ka imaanaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in rabshado ka dhacay agagaarka Masaajidka Anwar ay ku dhinteen ugu yaraan saddex qof tiro kalena ay ku dhaawacmeen, kaddib markii ay isku dhaceen dad Muslimiin ahaa oo ka banaanbaxayay Masaajidadii laga dumiyay degaanka Oromiya, iyo Ciidamada amniga...
The US ambassador to Mogadishu, Larry Andre, said that the American-led parade that was supposed to take place earlier this year in Berbera was canceled due to the Lasaan war. Andre, who recently gave an interview to the BBC, said that the parade was postponed after a fight broke out...
Danjiraha shaqada kasii tagaya ee Maraykanka u joogay Muqdisho Larry Andre, ayaa sheegay in loo baajiyay dhoolatuskii Maraykanku hogaaminayay ee horaantii sannadkan ka dhici lahaa Berbera sababo la xidhiidha dagaalka Laascaanood. Andre oo dhawaan waraysi siiyay idaacada BBC ayaa sheegay in dhoolatuska dib loo dhigay kadib markii uu dagaal ka...
The Danab commando force, especially the 5th unit of the 16th brigade and the Dervishes of the Jubbaland administration, have conducted planned operations against the Al-Shabaab organization in the past few hours in areas of the Lower Jubba region. The areas where the planned operations were carried out by the...
Ciidanka Kumaandooska Danab, gaar ahaan Ururka 5-aad ee guutada 16-aad iyo kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa howlgalo qorsheysan oo ka dhan ah Ururka Al-shabaab ka sameeyay saacadahii lasoo dhaafay deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Deegaanada ay howlgalada qorsheysan ka sameeyeen ciidamada iskaashanaya ayaa kala ah Yaaq dabeyl, Sariiraha, Qudus,...
The President of Jubbaland regional administration Ahmed Mohamed Islam, Ahmed Madobe held a special meeting in Mogadishu with some of the cultural leaders of Sool, Sanaag and Eyn regions who were in Mogadishu in the past few days. President Ahmed Madobe listened to the traditional wisdom of the regions of...