Saturday, August 29, 2026
Xarunta madaxtooyadda Somaliland waxan saakay loogu diyaar garoobayaa caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo sagootinka madaxweynihii hore Axmed Maxamed Siilaanyo. Munaasibadda Caleemo saarka madaxweynaha cusub Muuse Biixi Cabdi waxey ka dhacaysa qasriiga madaxtooyadda magaaladda Hargeysa, waxaana loo qoondeeyey in ay ka qaybgalaan dad lagu qiyaasay illaa...
Ururka Midowga Yurub ayaa ku gacan seyray dalabka ah in Quddus loo aqoonsado in ay noqonto caasimada Israa’iil kaddib go’aankii dhawaan uu arrintaan ka qaatay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump Madaxa Siyaasada Midowga Yurub Federica  ayaa hadalka ka sheegtay kaddib  kulan ay la qaadatay ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu, oo doonayay...
Madaxwaynaha dalka Ruushka Putin ayaa sheegay in go'aankii uu Donald Trump magaalada Qudus ugu aqoonsaday caasimada Israa'iil ay tahay mid meesha ka saaraysa wadahadaladii nabadda ee bariga dhexe. Madaxwaynaha Ruushka ayaa ka hadlayay magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga. Mr Putin ayaa kulan la qaatay madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan,xilli uu...
Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa warbixin ka keenaan Miisaaniyadda sanadka 2018, oo dhawaan ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda, isla markaana ay ansixiyeen Golaha Wasiirada waxaana miisaaniyadda oo la mariyay akhrinta labaad ayaa la filayaa in Xildhibaanada ay ka yeeshaan dood. Waxaa Guddigu dalbaday in Wasaaradda Maaliyadda ay cadeyso 14...
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaalyeed  S/Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ka kooban mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Difaaca Soomaaliya iyo saraakiil sare ayaa shalay gaaray Magaalada Garoowe. Taliyaha iyo wafdigiisa waxaa Garoonka dayuuradaha Garoowe ku soo dhoweeyey taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland Difaaca Puntland Gen. Siciid Maxammed...
  Dowladda Kenya ayaa ka jawaabtay eedeymo ku saabsan warbixin cusub oo Qaramada Midoobay soo saartay oo sheegaysa in ciidamadeeda ay mas’uul ka yihiin 36 dhimasho oo rayid ah oo ku nool Soomaaliya muddo 22-bil ah. Warbixinta QM ayaa Axaddii sheegtay in weerarrada hawada ay fulinayaan Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) lagu...
Dowladda Somaaliya ayaa si kulul u cambaareeyey dilka loo geystay Wariye Mohamed Ibraahim Gaaboow oo u shaqeynayay Telefishinka Kalsan kaas oo gaarigiisa miino loogu xiray. Wasiir Warfaafinta C/raxmaan Cumar Cismaan Yarisow ayaa yiri “Innaa Lillaahi Wa Innaa ileyhi Raajicuun, waxaan u tacsiyadeynayaa Qoyskii, bahda Saxaafada iyo Shacabka Soomaaliyeed oo uu...
Hay’adda madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqmaasuqa (Action for anti corruption (AAC) ) ayaa sheegtay in Somaliland ay ragaadisay musuqmaasuq baahsan, taas oo sababtay in cid kasta gungurayso inay xil ka qabato si uu dhaqaale uga urursado. Hay’ad amdaxa banaan la dagaalanka musuqmaasuqa (AAC ) oo fadhigooddu yahay magaaladda Berbera...
Munaasabad ay ku qalin jabinayeen 558 Arday oo ka baxay Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda SIU ayaa shalay ka dhacday magaalada Muqdisho. Munaasabadan oo hab maamuuskeedu aad u sareysay ayaa waxaa ka soo qeyb galay Guddoomiyaha Golaha shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Dahir Cusmaan,...