Friday, August 28, 2026
  Dowladda Turkiga ayaa shaaca ka qaaday  in ay si weyn u xoojisay duqaymaha cirka ee ay ku hayaan maleeshiyaadka Kurdiyiinta ee ku sugan wuqooyiga Suuriya. Turkiga ayaa xusay in duulaan  dhanka dhulka ah ay ku qaadi doonaan magaaladda Afrin ee ay gacanta ku hayaan Kurdiyiinta. Kooxda Kurdiyiinta ee (YPG) ayaa waxay...
  Wararka ka imanaya dalka Koonfur Africaa ayaa sheegaya in kooox burcad ah xalay ganacsade Soomaaliyeed ku dileen magaalada Johansenbeg ee dalkaasi. Ganacsadaha la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Liibaan Cali , waxaana la dilay isaga oo ku sugan xaruntiisa ganacsi. Johansenbeg waxaa wali yaalla maydka Marxuum Liibaan Cali, waa muwaadin...
Waxgarad iyo odayaal ku shiray waxay walaac kaga muujiyeen qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha oo ku saabsanaa ilalainta Hantida Qaranka, iyagoo difaacay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed. Bayaan ka soo baxay Odayaasha dhaqanka oo ka koobnaa dhowr qodobo ayaa isugu jiray fariin iyo hadalo culus,...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Guri-ceel ee Gobolka Galgaduud, iyadoo safar dhulka ah kaga soo ambabaxay magaalada Dhuusa-Mareeb. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa soo dhaweeyay dadweyne fara badan iyo mas’uuliyiin ka tirsan mMaamulka Galmudug. Socdaalkan ayaa qeyb ka ah safar madaxweynaha iyo wafdiga uu...
Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan oo hadlayay Warbaahinta dowladda ayaa ka hadlay arrimo badan oo la xiriira Arrimaha bani’aadannimada. Wuxuu sheegay Wasiirka Abaarihii dalka ku dhuftay khasaare hantiyadeed ahaan in ay ku qiyaaseen Soomaaliya in ay ku weysay lacag dhan 3.25 Billion oo Dollar, taasi oo u kala...
Booliiska Maraykanka waxa ay xireen labo wiil oo yaryar, kuwaas oo la sheegay in ay u dhaceen beer shinni ah, burburiyeen, kadibna laayeen illaa Nus malyuun Shinni ah oo halkaasi malab ku dhalinayay. Wiilashan ayaa burburiyay illaa 50 weel oo shinnida ay malabka ku dhalaysay, taasna waxa ay keentay in...
Ergeyga gaarka ah Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Micheal Keating oo ka qeyb-galay Shir-weynihii Dhuusa-mareeb ayaa ku baaqay in la dhaqan geliyo mideyntii maamulada Galmudug iyo Ahlusuna. Waxaa uu bogaadiyay biseylka siyaasadeed iyo isu-tanaasulka ay muujiyeen madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo madaxweynihii hore ee Ahlu Sunna Sheekh Maxamed...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya C/qaadir Axmed Kheyr ayaa kulanka golaha Wasiirada horgeeyay warbixin ku saabsan halka ay marayaan soo deynta Maxaabiista ku xiran dalka Hindiya. Wasiiru-Dowlaha ayaa sheegay in bisha Febraayo Maxaabiis Soomaali ah laga sii deyn doono Xabsiyada dalka Hindiya ayna soo gaari doonaa Muqdisho. Waxaa uu sidoo...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka danta guud ee caasimadda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa yiri “Sida uu tilmaamayo Qodobka 43aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya dhulku waa khayraadka koowaad iyo saldhigga nolosha dadka. Ilaa inta laga soo saarayo habraacyada...
Kaddib khilaaf muddo dheer soo jiray calanka dowlad gobolleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah looga taagay xarunta cusub ee madaxtooyada Galmudug ee Dhuusa-Mareeb. Munaasabada lagu soo gunaanadayay heshiiska labada dhinac Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljameeca waxaa ka qeybgallay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweyayaasha dowlad gobolleedyada Puntland,...