Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa xalay saqdii dhexe booqday Isbitaalada la dhigay dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qaraxyada oo ahaa kuwo is xigay oo ka kala dhacay labo goobood ayaa waxaa dadka ugu badan ee dhimashada iyo dhaawaca ka soo...
Waxaa xalay saqdii dhexe ku geeriyooday magaalada Muqdisho Wariye Axmed Xassan Colaad oo muddo dheer ka shaqeynayay Idaacada VOAda.
Geerida Wariye Axmed Xasan Colaad waxaa Idaacadda waxaa warbaahinta u sheegay qaar ka mid ah Eeheladiisa, waxaana saakay socoto qaban qaabada Aaskiisa.
Wariye Colaad ayaa la sheegay in uu waayadii ugu danbeeyayba uu...
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada dowladda Soomaaliya ku guuleysteen ay fashiliyaan weerar ay soo qaadeen dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab.
Afhayeenka Wasaaradda Amniga Cabdicasiis xildhibaan ayaa sheegay in ay ciidamada dowladda toogasho ku dileen ilaa Shan ka tirsan xoogaggii weerarka soo qaaday kuwaa oo isku dayay in ay...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho e Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng Yariisoow ayaa soo xiray kulammadii wadatashiga dadweynaha ee ay wadeen Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo dhacay dalka oo dhan.
Kulammadaas ayaa intii ay socdeen diiradda lagu saaray qorshaha Istaratiijiga ah ee salka u noqon doona howlaha uu wado...
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa sheegay dowlad deegaanka uu cafis u fidiyay tiro badan oo maxaabiis ah.
Mas’uuliyiinta maamulka dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shalay xabsiga ka sii daayay ku dhawaad 1,500 Qof oo ka tirsan Jabhadda Mucaaradka ah ee ONLF ee ka dagaallanka dhulka Soomaalida...
Xaaladda magaaladda Ghouta ayaa laga dayrinayaa xilli wali golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay isku afgaran la'yihiin qaraar dagaalka lagu joojinyo.
Farnsiiska ayaa sheegay in haddii golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ku guuldaraystaan in ay caawiyaan boqolaalka qof ee rayidka ah ee ku xanniban dagaalka Suuriya ay la micno...
Mareykanka ayaa sheegtay in ay ku dileen dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab duqeyn 21kii bishan ka dhacday Tuulada Bangeeni oo 8 KM dhinaca galbeed kaga beegan degmada Jamaame ee gobbolka Jubbada Hoose.
War qoraal ah oo ka soo baxay taliska Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in ciidamada militariga Mareykanka...
Maamulka gobolleeka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay soo saaray digniino ku aadan dadka u Maxkaamdaha u doonta deegaanada ay maamulaan Al-shabaab.
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed Ugaas Xassan ayaa sheegay cid kasta oo loo arko in ay tagayaan meelaha Shabaab ay joogaan in aysan ku soo laabaneyn degaanada...
Soomaliya ayaa mar kale 11 sano is xigta kaalinta koowaad ka gashay qiimeynta wadamada ku caanbaxay musuqmaasuqa kaddib warbixin ay soo saartay hay'adda Transparency International.
Liiska ay hay’addu soo saartay ee dalalka ugu musuqa badan dunida waxaa kaalinta 1aad kaga jira Soomaaliya.
Liiskan sannadlaha ah ayaa dhinacyada uu qiimaynta ka eego...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu dabaal dagayay xuska sannad guuradii 48aad ee ka soo wareegtay maalintii la aas-aasay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaare Kayre ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada...

















