Thursday, August 27, 2026
— Al-shabaab, ayaa Jimcihii shalay toogasho ku dilay laba nin oo Keenyaan ah, kuwaasoo ay Jaajuusnimo ku eedeysay, waxaana lagu Toogtay fagaare ku yaalla bartamaha degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe. Labadaan ruux ee Kenyaanka ah ee la toogtay ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray; Jared Mokae Omambia oo 31-jir...
ADDIS ABABA: Haweeneyda guddoomiya u ah ururka midowga Afrika, Nkosazana Dlamini-Zuma ayaa cambaareysay weerarkii shalay xarakada Shabaab ay ku qaaday fariisin ay ciidamada Itoobiya ee AMISOM ay ku leeyihiin deegaanka Halgan oo katirsan gobolka Hiiraan. Wararka qaar ayaa waxay sheegayaan in dagaalkaas oo xooggaanaa oo u dhexeeeyay Al-shabaab...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii shalay ahayd kormeer ku tagay xarunta safaaraddii hore ee ay Soomaaliya ku lahayd dalka Kenya oo dayactir lagu wado. Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, Jamaal Maxamed Xasan iyo ku xigeenkiisa ayaa xarunta safaaradda ku soo dhaweeyay madaxweynaha, R/wasare ku xigeenka xukuumadda,...
Xaalada deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan ayaa xalay iyo maanta deggenayd, kaddib dagaal culus oo shalay ciidamada Itoobiya ee AMISOM ka tirsan iyo Maleeshiyaadka Al-shabaab ku dhex-maray deegaankaas. Tirada dhimashada labada dhinac ayaan weli xaqiiqo dhab ah loo hayn, balse gudoomiyaha deegaanka Halgan, Guhaad Cabdi Warsame ayaa VOA-da u sheegay...
-Waxaa hubaal ah inaan la isku heyn in maanta ay ahayd jimcihii 1aad ee bisha soon qaad ama Ramadaan qof waliba sida uu u yaqaano. Maanta ayaa waxaa khudbooyinka masaajida ee salaadii jimcaha ka hor waa magaalada Nairobi la is faray in laga fogaado waxyaabaha soonka jebiya sida cunida, cabidda...
Inkastoo la sheegay in Khasaare Culus loogu Geystay Al-shabaab Weerarkii ay ku qaadeen saldhigga ciidamada Itoobiya ee Qaybta ka ah AMISOM ee ku yaalla Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan, ayaa haddana Siyaabo kala duwan ay uga Hadleen Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Ammaanka Gudaha Soomaaliya, AMISOM, Dowladda Itoobiya iyo Maamulka deegaanka...
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Max'ed Siilaanyo, ayaa ka hadlay dadkii shacabka ahaa ee lagu laayey tuuladda Jaamac Dubad ee Hoos-taga Degmada Gaashaamo ee Bariga Dalka Itoobiya. Madaxweyne Siilaanyo - ayaa Sheegay in uu aad uga Damqaddy Dhibaatada soo Gaadhay Dadkaas Shacabka ahaa ee isugu jiray Ragga, Dumarka iyo Carruurta lagu laayey...
Muqdisho, ayaa waxaa Maanta looga Dhawaaqay Xisbi Siyaasadeed loogu magac-daray WADAJIR oo Hal-ku-dhiggiisu yahay ASAL iyo IFTIIN, Waxaana xafladda furitaanka kasoo Qayb-galay Xildhibaano, Wasiiro, Madaxda xisbiyada siyaasada dalka, odoyaasha dhaqanka, culumaa’uddiin, ganacsato, Haween, dhallinyaro iyo Marti-sharaf kale. “Mabaa’diida Xisbiga ayaa Waxaa ka mid ah; dhawrista madax-banaanida si loo soo celiyo...
Dhaawaca 18 ruux oo rayid ah oo ka mid ahaa dadkii ay waxyeelada kasoo gaartay dagaal culus oo aroornimadii Saakay ka dhacay Tuulada Halgan ayaa la gaarsiiyay isbitaalka guud ee magaalada Beledweyne. Dadkan oo u badan Haween iyo Carruur ah ayaa qaarkood qaba dhaawacyo culus, waxaana jirkooda ka muuqanaya firirka...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal ba'an uu halkaa ka dhacey iyadoo la sheegayo in ay ku dagaalameen ciidamada dalka itobiya kuwa dagaalyahanada Al-shabaab. Dagaalka ayaa waxaa guulo ka wada sheegtey labada dhinac ee ku dagaalamey iyadoo Xarakada Al-shabaab ay soo...