Friday, September 29, 2023
Muuse Suudi qofkii ku soo gardarooda waa iska celiyaa, Arinta Cabdalla Muumin qabiil maaha”Cali Nuux https://youtu.be/fhWZgi--da8     
War goor dhaweyd kasoo baxay dowladda Itoobiya gaar ahaan Wakaaladda maamulka Warbaahinta Itoobiya ( Ethiopian Media Authority) ayaa lagu sheegay in shaqadii laga joojiyay dhammaan Warbaahinta laga leeyahay dalka dibaddiisa ee aan wax fasax ah ka haysan Wakaaladdan, isla markaana ka howlgala gudaha degaanka Soomaalida. Warqadda kasoo baxday Wakaaladda maamulka...
Xisbiyada Siyaasaadda Soomaaliya ee Diiwaangelinta KMG Haysta oo tiradoodu Tahey 110 Xisbi Siyaasdeed,halkan ka dheeho. https://niec.so/xisbiyada/xisbiyada-la-diiwaangeshay 1 XISBIGA GARSOOR 2 XISBIGA MIDNIMADA IYO DEMOQORAADIYADDA 3 XISBIGA UMMADDA SOOMAALIYEED 4 XISBIGA QARANKA EE DIMUQRAADIGA 5 XISBIGA MIDNIMADA JAMHUURIGA SOOMAALIYEED 6 XISBIGA HORUMARINTA 7 XISBIGA MIDNIMADA BULSHADA SOOMAALIYEED 8 XISBIGA SINAANTA AMMAANKA IYO MIDNIMO U OLOLEYNTA 9 XISBIGA CADDAALADDA & MIDNIMADA 10 XISBIGA WADAJIR 11 XISBIGA DAMIIRKA SOOMAALINIMADA IYO HORUMARKA 12 XISBIGA CADDAALADDA IYO BADBAADADA 13 XISBIGA SHAKHSIYADDA...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan Muqdisho kula qaatay ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bani'aadamnimada iyo gargaarka degdegga ah ee OCHA, Martin Griffiths. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la wadaagay Martin Griffiths qorsheyaasha dowladda ee ku aaddan wax ka qabashada arrimaha bani'aadamnimada, iyo saameynta...
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaalkii ka socday Waqooyiga Itoobiya uu sii xoogaystay, kaddib markii sida la sheegay ay dagaalka kusoo biireen Ciidamada Eritariya oo garab siinaya kuwa Itoobiya. Sida uu sheegay Afhayeenka TPLF Getachow Reda, Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Eritariya ayaa si wada jir ah waxay...
Waxaa Beryahan Soo ifbaxayey Cabashooyin iyo Qaylo Dhaan ka Imaneysay Dadka Danyarta iyo Masaakiinta aan Awooda Ciidan iyo Hub laheyn iyagoo ka Cabanaya Dhul boob lagu hayo Dhulal ay Fac ka Fac Lahaayeen oo Degenaayeen iyadoo looga Dhacayo Warqado Been abuur ah oo ay ku Sheeganayaan Milkiyad,hadii la yiraa...
Kusoo Dir Magacaaga,Telfonkaaga,iyo Halka Aad Ku Sugantahey, Emailkan/ warsom2011@gmail.com     Xisbiyo Siyaasadeed oo Kor U Dhaafaya Konton Xisbi Ayaa Maanta Shir ku Yeeshay Magaalada Muqdisho,Kuwaas oo Bayaan Diidmo ah Kala Hor Yimid Nidaamka Doorasho ee Dalka Soomaaliya,Doodiisuna Hadda Ka Socoto Barlamaanka Aqalka Sare Iyadoo ay Hore Usoo Ansixiyeen Barlamaanka Federalka Soomaaliya. Xisbiyada...
Labo (2) xisbi siyaasadeed oo cusub ayaa maanta shahaadada xisbinimo ee ku meel gaarka ah lagu guddoonsiiyay munaasabad  ka dhacday magaalada Muqdisho. Labada xisbi ee la guddoon siiyey shahaadooyinka waxay kala ahaayeen, Xisbiga Golaha Dimuqraadiyada Qaranka iyo Xisbiga Waddaniga Soomaaliyeed. Munaasabadda waxaa ku sugnaa madaxda Guddiga Madaxbannaan Ee Doorashooyinka Qaranka, lateliyayaasha Guddiga,  howlawadeenada  Guddiga...
Haweenka Soomaaliyeed waa in ka badan kala bar bulshada Soomaaliyeed, waxay kaalin muhiim ah ka qaataan dhammaan qeybaha nolosha ee kala duwan iyagoo marwalba tilmaam u noqday hufnaan, karti iyo horumar. Haddaba maxaa hor istaagan in haweenku kaalin mug leh ka qaataan siyaasadda dalka? Kulan looga doodayay kaqeyb-galka haweenka ee...
1 XISBIGA GARSOOR 2 XISBIGA MIDNIMADA IYO DEMOQORAADIYADDA 3 XISBIGA UMMADDA SOOMAALIYEED 4 XISBIGA QARANKA EE DIMUQRAADIGA 5 XISBIGA MIDNIMADA JAMHUURIGA SOOMAALIYEED 6 XISBIGA HORUMARINTA 7 XISBIGA MIDNIMADA BULSHADA SOOMAALIYEED 8 XISBIGA SINAANTA AMMAANKA IYO MIDNIMO U OLOLEYNTA 9 XISBIGA CADDAALADDA & MIDNIMADA 10 XISBIGA WADAJIR 11 XISBIGA DAMIIRKA SOOMAALINIMADA IYO HORUMARKA 12 XISBIGA CADDAALADDA IYO BADBAADADA 13 XISBIGA SHAKHSIYADDA & WADDANIYADDA SOOMAALIYEED 14 XISBIGA DADKA SOOMAALIYEED 15 XISBIGA XAL-QARAN 16 XISBIGA SHAQAALAHA SOOMAALIYEED 17 XISBIGA XORIYADDA 18 XISBIGA MUWAADINIINTA SOOMAALIYEED 19 XISBIGA MIDNIMO-QARAN 20 XISBIGA DALKA IYO...