Tuesday, September 1, 2026
 Ciisa Qaraaqic oo ah madaxa hay;’adda arimaha maxaabiista Falastiin ayaa sheegay in Israa’iil ay bilawgii sanadkan ilaa hadda ay xoog ku qafaasheen 800 carruur Falastiiniyiin ah Carruurtan ayaa la sheegay in ciidamada Israa’iil ay siyaabo kala duwan u qafaasheen iyagoo qaarkooda loo geystay tacadi oo lagu furay rasaas nool iyo...
Bayaan ay soo saaren odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayeey ku sheegeen in laga bilaabo maanta gobolku yeeshay maamul madaxbanaan oo lagu magacaabo sida ku qoran bayaanka Hiiraan Land Bayaanka ayaa nuxurkiisu u dhignaa siddan : Anagoo tixraaceyna warqaddii Odayaasha dhaqanka ay 24/08/2017 ku sheegeen mowqifkooda ku aadan arrimaha maamulka Hirshabeelle waxaan...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in iska horimaad xoogan uu ku dhaxmaray deegaanka Golweyn ciidamada dowladda iyo xoogag ka tirsan Al-shabaab. Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka oo dhacay subaxnimadii hore ee saakay labada dhinac isku adeegsadeen hub culus iyo madaafiic. Al-shabaab ayaa sheegatay in...
Maamulka degmada Beledweyen iyo gobolka Hiiraan ayaa sheegay in markii ugu horeysay la dhisay ciidamo loogu tala-galay in ay la dagaalamaan kooxaha isbaarooyinka dhigtay, islamarkaana xaqiijiyaan guud ahaanba amniga deegaannada hoostaga degmada. Aadan Axmed Xeefoow guddoomiyaha degmada Beledweyne ayaa sheegay in ciidamadan lagu amray in ay sigaar ah ula dagaalamaan...
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleed ayaa lagu amray xubnaha gollaha wasiirada in aysan isticmaali karin baraha bulshada iyo warbaahinta qeybaheeda kala duwan, iyagoo aan ogolaansho heysan. Qoraalka ra’iisal wasaare ku-xigeenka ayaa lagu faray dhamaan wasiirada in aysan isticmaali karin baraha...
Shirkan oo laba maalmood ka socday caasimadda dalka Mozambique ee Maputo, ayaa waxaa Wadamada Africa u qabtay Dowladda Japan waxana lagu casuumay wasiiradaha arimaha dibeda , danjirayaasha Safaaradaha wadamada Africa-da Koonfuureed iyo Aqoonyahinanno. Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibada ee Soomaaliya, Yusuf Garaad Cumar iyo danjiraha dowladda Soomaaliya u matala...
                        Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa shalay la kulmay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Barigga Africa, Alexandar Rondos iyo wafdi uu hoggaaminayo. Mas’uuliyiinta labada dhinac ayaa waxaa ay ka wada hadleen howlaha ay Midowga Yurub ka wadaan Soomaaliya iyo...
                    Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa Sabtidii shalay si rasmi ah u furay xarunta dhexe ee maamulka Internet-ka hay’adaha dowladda (Network Operations Center - NOC) ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooljiyada, taasoo ah middii ugu horreysay ee nooceeda ah ee laga hirgeliyo caasimadda. Xaruntan oo laga qeybiyo Internet-ka...
Dowladda Soomaaliya ayaa guddi u saartay dhacadii ka dhacday degaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha hoose. Wasiirka Amniga Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaale Isloow ayaa sheegay in la sameeyey guddi baaritaan dhab ah ku sameeya dhacdadii Bariire, islamarkaana aan laga hari doonin inta laga xaqiijinayo waxa sababay dhacdadaasi. Guddigaan ayaa looga fadhiyaa...
  Maamulka Koonfur galbeed ayaa digniin adag u diray dadka garsoorka u raadsada degaanada ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab . Koonfur Galbeed waxa ay sheegtay in dadkaasi tilaabo adag laga qaadi doonto, islamarkaana cidii lagu helo la marsiin doono ciqaab adag. Taliyaha ciidamada booliiska gobolka Baay iyo wasiirka amniga maamulka Koonfur Galbeed...