Tuesday, September 1, 2026
  Weerar culus oo loo adeegsaday qaraxyo iyo hubka noocyadiisa kala duwan oo Aroornimadii hore ee saakay Al-shabaab ay ku qaadeen Ceel-Waaq kaddib ayeey u suurtagashay in ay la wareegaan guud ahaanba gacan ku heynta degmada. Wariye ku sugan gobolka Gedo oo lagu magacaabo Jamaal Xusseen Yuusuf ayaa sheegay in gadiidka...
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Aroornimadii hore ee saakay ka dhacay weybo ka mid ah degmooyinka Deyniile iyo Hodan ee gobolka Banaadir gaar ahaan agagaarka Haanta-dheer xeradii ciidamada 77 illaa difaaca cirka. Dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in...
Iyadoo maanta lagu wado magaalada Jowhar in ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha maamul gobolleedka Hirshabeelle, ayeey dhinaca kale sheegtay dowladda Soomaaliya in ay dhaxdhaxaad ka tahay dhinacyada ku tartamaya doorashada. Wasiirka wasaarada arimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa isaga oo ku sugan magaalada Jowhar sheegay in dowladda...
  Sanduuqa hormarinta Abu Dubai ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya uu siinayo lacag dhan AED330 Million oo u dhiganta ($89.8 million), taasi oo uu sheegay in uu uga qeyb qaadan doono hormarka ka socda Soomaaliya. Lacagtan uu Sanduuqa hormarinta Abu Dubai ugu deeqay Soomaaliya ayaa waxa uu u jeedka ku sheegay...
Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa aroornimadi hore ee Jimcaha maanta ah tijaabisay gantaal kale oo ay dul marsiisay hawada Japan, maalmo yar kadib marki ay Qaramada Midoobay saartay cunaqabateyn dhaqaale. Xoghayaha golaha Wasiirada Japan Yoshihide Suga, ayaa sheegay in gantaalka oo laga soo tuuray degmada Sunan ee caasimadda Pyongyang uu dul...
Sheybaarkan oo noqonaya kii ugu horeeyay ee noociisa ah ayaa la sheegay in lagu baari doono Kiisaska la xiriira Kufsiga kaddib markii uu maamulka Puntland meel mariyay sharci ciqaab dul dhigaya kuwa gala danbiyada la xiriira Kufsiga. Hey’adaha xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka ugu...
https://youtu.be/I9MKF_NO9oQ warsom2011@gmail.com
Shirka Khamiislaha ee todobaadkiiba mar ay yeesheen xubnaha gollaha wasiirada xukuumada Soomaaliya uuna shir guddoomiyay ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa looga wada hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid tahay doorashada la filayo in ay dalka ka dhacdo 2020ka. Hay’adaha amniga ayaa ugu horreyntii laga dhageystay warbixinta amniga,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb. Yusuf Garaad Cumar ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Amb. Mohammed Ahmed Osman Al Hammadi, waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo labada shacab ee walaalaha ah uu ka dhexeeyo. Wasiir Yuusuf Garaad ayaa boggaadiyay kaalinta dowladda...
Wasiirka wasaarada duulista hawada dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Omaar ayaa kulan uu la qaatay mas’uuliyiinta hay’adda duulista hawadda ee ICAO waxaa ay ka wada hadleen sidii dhaqse dowladda Soomaaliya loogu soo wareejin lahaa maamulka hawaddeeda loogana soo rari lahaa xarunta maamulka hawada magaalada Nairobi iyadoo loo soo wareejinayo...