Dooddii ugu horeysay Taariikhda ee musharaxiinta saddexda xisbi ee Somaliland loo qabto ayaa xalay ka dhacday magaaladda Hargeysa, taas oo la iskugu keenay saddexda musharax ee kala ah Musharax Muuse Biixi Cabdi oo ka socday xisbiga KULMIYE, Musharax Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaaahi Cirro oo ka socday xisbiga WADDANI iyo musharax...
Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa la kulmay Taliyaha Ciidamada AMISOM Jen, Cusmaan Nuur Subagle iyo saraakiisha ugu sareysa ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, iyagoo isla soo soo qaaday sida ay lagama maarmaan u tahay in la sii xoojiyo howlgallada ka dhan ah...
Degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa waxaa ka dhacay kulan looga hadlayay arrimo la xiriira amniga iyo dib u celinta dadka ku soo barakacay degmada.
Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka gobolka Bakool, kan degmada, laamaha amniga, odayaasha, dhalinyarrada iyo haweenka.
Maxamed Macalin Axmed guddoomiyaha degmada Xudur oo goobta ka...
Dadka ku dhaawacmay qaraxii magaalada Muqdishu ee daaweynta loo geeyey dalka Suudaan ayaa sheegaya inaysan saacado badan helin daryeelkii caafimaad ee loo baahnaa kadib markii lagu daadiyey goob cisbitaal ah oo aan ku habboonayn baahidooda.
Dhaawacyadaasi oo la hadlay VOA ayaa sheegay in muddo ka badan hal maalin aanan lagu...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Kumannaan dadweynaha reer Muqdisho ay maalintii shalay kala qeybgalay dibadbax ballaaran oo ka dhacay Garoonka Kubadda Cagta Banaadir, ayaa sheegay in dowladdu dhiseyso ciidamo cusub oo lagu magacaabo
Madaxweynaha ayaa sheegay dhismaha ciidankan ay ugu horeyn doonaan shaqaalaha dowladda, loogana baahan yahay qof kasta Soomaali ah...
Waxaa maanta dib u dhis lagu bilaabay Laamigii Isgoyska Zoobe ee ku bur buray qaraxii cuslaa 14kii bishan halkaa ka dhacay.
Laamigii saarnaa bartamaha Isgoyska Zoobe ayaa ku baaba’ay qaraxii weynaa ee halkaas ka dhacay, waxaana goobta uu gaariga ku qarxay ka sameysmay God weyn.
Gaadiidka iyo dadweynaha lugeynaya ayaan loo...
Hay’addaha amniga dowladda Soomaaliya ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa in ay soo bandhigaan baaritaanka socda lagu wadaa inay soo bandhigaan natiijada baaritaanka qaraxii 14-kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho.
Saraakiisha hay’addaha Amniga ayaa la sheegay in ay soo gabagabeeyeen xog uruurinta Qaraxii Zoobe, saacadaha soo socdana la wadaagi doonaan...
Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay in ay ku deeqday lacag dhan 300,000 oo Euro si ay u siiso Bisha Cas ee Soomaaliyeed kaddib weerarkii isgoyska Zoobe bilowgiii Todobaadkan.
Warkan waxaa lagu shaaciyay war qoraal ah oo ka soo baxay Arbacadii xafiiska Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada dalka Talyaaniga.
“Waxaan diyaariyey adeegga Talyaaniga ee...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa shaaciyay in magacii laga bedelay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho halkaas oo 14-kii bishan uu ka dhacay qarax ba’an oo si weyn loogu hoobtay.
Guddoomiyaha oo soo gabagabeynayay socod dheer oo ka soo bilowday garoonka Istadyum Konis illaa Isgoyska Zoobe kaasoo...
War laga siidaayay warbaahinta ku hadasha Afka Ururka Al-shabaab ayaa lagu sheegay in xoogag hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab in ay ka dambeeyeen dilkii xalay xaafada Calanleey ee magaalada Kismaayo loogu geystay xildhibaan C/xakiin Jaamac Cilmi (Tima-faras).
Al-shabaab ayaa waxaa ay sheegeen in dilka kaddib ay dagaalyahanadooda u suurtagashay in...

















