Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti Maxamed Cali Xamud ayaa lagu waddaa in uu maanta ka qeybgalo kulanka xildhibaannada gollaha shacabka Soomaaliyeed, halkaa oo uu khudbad ka jeedin doono.
Guddoomiyaha ayaa shalay socdaal ku tagay magaalada Baledweyne oo ay joogaan ciidamada dalka Jabuuti,waxaana socdaalka Baledweyne ku weheliyay guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Cismaan...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ay isbadal ku sameynayaan ciidamada Dowladda ee ku sugan gobolka Hiiraan.
Waxaa uu sheegay in iyaga oo kaashanaya Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya dhawaan is badal ku sameyn doonaan ciidamada Dowladda, islamarkaana u Guuri doonaan xaruntooddii degmada Buula-burte.
Waxa uu xusay in Maamulka Hirshabeelle...
Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay Weerarkii shalay lagu qaaday Masjid ku yaalla Waqooyiga dalka Masar, halkaasi oo ay ku dhinteen dad badan.
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar Bam iyo rasaas loo adeegsaday ku qaaday Masjid ku yaalla gobolka Waqooyiga Sinai ee dalka Masar...
Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaaliyeed ayaa sheegay in gobolka Hiiraan uu ku jiro sida uu hadalka u dhigay go’doon dhinacyo badan.
Hadalkan ayuu ka sheegay Ugaas Xassan munaasabad soo dhaweyn ah oo magaalada Beledweyne loogu sameeyay labada guddoomiye baarlamaanka ee Soomaaliya iyo Jabuuti, waxaana...
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar bam iyo rasaas kale loo adeegsaday ku qaaday masaajid ku yaalla gobolka waqooyiga Sinai ee dalka Masar iyaga oo dilay ugu yaraan 230 ruux, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee dawladda.
Dad goobjoogeyaal ah ayaa warbaahinta Masar u sheegay...
Emmerson Mnangagwa ayaa maanta loo dhaariyey madaxweynaha cusub ee dalka Zimbabwe, taasi oo soo gebe gebeysay 37 sano oo xukun kalitalisnimo ah oo uu dalka ku maamulayey Robert Mugabe.
Shantii bishan November ayaa Mnangagwa waxaa laga ceyiriey xilkiisa madaxweyne ku xigeennimo xilli isaga iyo xaaska Mugabe ay ku loolamayeen cidda...
Wafdi ay horkacayaan gudoomiyayaasha Baarlamaannada Soomaaliya iyo Jabuuti Maxamed Cismaan Jawaari iyo Maxamed Cali Xamud ayaa soo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Wafdiga labada guddoomiye baarlamaan ayaa kulamo la qaadanaya madaxda maamulka Hirshabeelle iyo taliska ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Mas'uuliyiinta iyo Wafiga...
Waxaa soconaya qabanqaabada sidii xilka madaxtinimo ee dalka Zimbabwe loogu dharin lahaa Emmirson Mnangagwe ayaaa ka soconaysa magaalada Haraare ee xarunta Dalka Zimbaabwe.
Waxaa lagu wadaa in maanta oo ah maalin Jimco ah waqtiyada soo socda loo dhaariyo si KMG ah xilka madaxweynaha wadankaasi kadib markii dhawaan uu xilkii ka...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in saakay xaaladu ay degan tahay, kadib markii shalay magalada uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug.
Dagaalka Gaalkacyo ayaa waxa uu ka dambeeyay kaddib markii la isku...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ayaa lagu waramayaa howlgal qorsheysan kula wareegeen saldhigo Al-shabaab ku lahaayeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.
Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa lagu waramayaa in weerar dhowr jiho ah oo ay ku qaadeen deegaanka Abiikaroow ugu danbeyntii u suurtagashay in ay...

















