Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Ra’iisulwasaaraha Britain Theresa May u sheegay in ay diiradda saarto argagixisada UK ka dib markii ay ku dhaliishay in uu sii faafiyay muuqaalo ay Muslim nacayb ku jiraan oo ay baahiyeen qolyaha garabka Midig.
“Ha igu mashquulin ee diiradda saar kooxaha argagixisada ah ee xagjirka...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray caasimada dalka Ivory Coast ee Abidjan ayaa waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Félix Houphouët-Boigny Madaxweyne ku xigeenka dalkaas Daniel Kablan, Wasiirka Arrimaha Dibadda Marcel Amon Tanoh iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda dalkaas.
Madaxweynaha iyo...
Dowlada Maraykanka ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday in dad rayid ah lagu dilay howlgalo laga fuliyay beer ku dhow deegaanka Bariire ee gobolka Sh/hoose 25kii August ee sanadkan.
Qoraal rasmi ah oo ay soo saareen Milatariga Maraykanka ayaa lagu sheegay in dadka howlgalkaa lagu diley ay ahaayeen “Kuwo...
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow ku dhowaaqay gole wasiir oo ka kooban 57 xubnood.
Golaha wasiirada cusub waxaa ka dhax muuqday xubno horay xilal uga soo qabtay dowladdihii dalka soo maray.
Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 17...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn habeen hore dayuuradaha Maraykanku ka geysteen duleedka degmada Qandala ee Gobolka Bari taasoo lala beegsaday fariisin kooxda Daacishta Soomaaliya ku laheyd deegaankaas.
Duqeyntaas ayaa waxaa ka soo baxayay illaa xalay warar sheegaya in lagu dilay Sarkaal Sare oo ka tirsan Kooxda Daacish,...
Kuuriyada Waqooyi ayaa mar kale labo bilood ka dib ah waxay tijaabisay gantaal ballastic ah, iyadoo Saraakiisha milateriga ee Kuuriyada koonfureed ay sheegeen in gantaalkani laga soo ganay mel u dhaw magaalada Pyongyang, uuna dul maray Bariga dalkaasi.
Khubaro ka faalooda arrimaha dalkaasi ayaa sheegay in xukuumadda Pyongyang ay horumarineyso...
Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ee ka howlgala gudaha dalka Kenya ayaa weerar saf mar ah ah ku qaaday gelinkii dambe ee Talaadadii kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan Booliska Kenya.
Xoogagga Al-shabaab ayaa weerar dhabo gal ah ku qaaday kolonyo ay la socdeen ciidamada Booliiska kuwaa oo ku socdaalayay...
Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa bilaabay diiwaan gelinta xisbiyada siyaasadeed ee dalka Somalia.
Guddiga ayaa soo bandhigay magacyada iyo astaanta xisbiyada uu illaa hadda diiwaan geliyey, wuxuuna ka codsaday haddii ay jiraan ururo iyo heyadda horey loogu diiwaan geliyey astaamahan iyo magacyadan iney guddiga la soo xiriiraan.
Hoos ka...
Mashaariic ku kaceysa 200 Million oo Dawladda Qatar SHeegtey in ay ka Hirgelineyso Dalka Soomaaliya.
Dowladdaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday mashaariic hormarineed oo ku kacaya lacag dhan $ 200 oo million oo dollar.
Waxaa uu sheegay wasiirka in mashaariicdan dhamaantood yihiin kuwo hormarineed oo isugu jira, Shaqo Abuur, Dib u Dhis iyo Kobcinta Shaqaalaha dalka.
Waxaa uu sidoo kale sheegay in mashaariicdan qeyb ka...
Madaxwayne Uhuru Kenyatta ayaa wacad ku maray in uu xallin doono kala qaybsanaanta ka dib markii xilka madaxwaynanimada loo dhaariyay markii labaad,xaflad ay qaadaceen mucaardka.
Khudbad uu jeediyay ka dib caleema saarka oo ka dhacday caasimadda Nairobi,waxa uu sheegay in uu la shaqayn doono qaar ka mid ah fikradaha mucaaradka...

















