Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dagaal xoog leh oo deegaan hoos-taga degmada Buula-burte ku dhex-maray ciidamada DF Somalia, AMISOM iyo Xoogagga Al-shabaab.
Xiriir aan la sameynay ilo wareediyo kala duwan oo ku sugan degmada Buula-burte, ayaa inoo sheegay in lix ruux ay ku dhinteen dagaalka kaddib markii Al-shabaab ay...
1 ogosto oo ku beegan Maanta waxaa laga joogaa 17 sano Geerida Mujaahid Jen Maxamed Faarax Xasan Ceydiid oo ku Geeryooday Muqdisho Maanta oo kale 1 Ogosto 1996 waxaana Hogaamiyahaan oo ahaa Xiligaasi Madaxweynihii Dowladii Salbalaar iyo Gudoomiyihii Isbaheysigii SNA uu qeyb libaax leh ka sooq aatay halgankii adkaa...
Ururrka ONLF ayaa markii ugu horeysay bayaan ka soo saaray dagaalka u dhaxeya Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida ee dalka Itoobiya, kaa oo sababay khasaare ballaaran oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Cabduqaadir Xassan Hirmooge Cadaani oo ah afhayeenka Ururka ONLF oo la hadlay Idaacada VOA ayaa sheegay in dagaalladii ugu...
Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay mar kale ku caddaysay in aysan wada hadal la geli doonin Ethiopia, ilaa ay ka noqoto heshiiska arrimaha badda oo ay la gashay Somaliland.
Dowladda Soomaaliya waxa ay u mahad celisay waddamada G7, kuwaas oo walaac ka muujiyay heshiiska ay Ethiopia...
Hawl gallo isdaba joog ah isla markaana habeen iyo maalin ah ayaa laga dareemayaa degmooyinka gobolka banaadir qaarkood,hawl galadan oo ay iska kaashanayaan ciidamada dawlada soomaaliya iyo kuwa la baxey boliska amisom ayaa bilaabey beryahan in ay qab qabtaan qoryaha sida sharci darada ah loogu wato magaalada dhexdeeda ...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa deegaanka Cadaan Laxeey oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe geysay ciidamo dheeraad ah oo ka qeyb qaadanaya howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab.
Deegaankaan ciidamada dheeraad ah geysay dowladda ayaa ka mid ah deegaanada ay dhawaan weerarada ka geysteen kooxda Al-shabaab oo maalmahii lasoo dhaafay kordhisay...
Maamulka somaliland ayaa sheegey in ay siidaayeen 3 xubnood oo ka tirsanaa madaxtooyada dawlada federalka soomaaliya iyadoo la sheegayo in ay sadexdaas xubnood usii gudbeen dalka Ethiopia.
Xariga sadexdan xubnood oo midi haweeney tahey ayaa xarigooda iyo siideyntooda u xaqiijiyey idaacadda V.O.Ada wasiirka warfaafinta maamulka somaaliland,waxaana dhawaan kusoo dhamaadey dalka...
Waxaa maanta muqdisho soo gaarey madaxa hey'adda gargaarka u qaabilsan dalka mareykanka dr rajif shah,isagoo kulamo kala gooni gooni ah la qaatey madaxweynaha dalka prof xasan sheekh iyo r/wasaaraha cabdi faarax shirdoon saacid.
Dr rajif shah ayaa balanqaadey deeq lacageed oo dhan labaatan million oo doolar,isagoo sheegey in inta badan...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in qarax miino lagu dilay saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada booliiska.
Gaar ahaan wararka ayaa lagu waramayaa in uu ka dhacay degmada Liboya iyo tuulada kulan ee xadka Soomaaliya iyo Kenya.
Marka laga soo tago khasaaraha dhimashada...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa markii ugu horraysay waxaa uu Boqortooyada Sucuudiga si toos ah ugu eedeeyay dilka weriye Jamaal Khaashuqji.
Erdogan ayaa yiri "Waxaannu ognahay in amarka lagu dilay Khaashuqji inuu ka soo baxay madaxda ugu sarreysa ee dowladda Sucuudiga," waxa uu ku qoray maqaal ku soo baxay...