Beesha Tanade Daarood ayaa soo gaba-gabaysay shir labadii bilood ee la soo dhaafay uga socday magaalada Garowe , isla markaana ay ku dalbanayeen in loo kordhiyo xubnaha ay hadda ku leeyihiin barlmaaanka Puntland.
Tabashada Beesha Tanade oo muddo soo socotay ayaa la sheegay in ay ka soo horjeesteen qaar kamid...
Madaxweynaha Dowlad-Gobolleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf, ayaa sheegay in ay jiraan ciidamo isku dhaf ah oo sugaya ammaanka magaalladda Galgacyo.
Ciidamada ayuu ku sheegay in ay yihiin Booliis, kuwaas oo ka kala socda maamullada Puntland iyo Galmudug. Sidoo kale tira ahaan ciidamada ayaa waxaa ay gaarayaan 100 askari...
Hoggaamiyaha dalka North Korea, ayaa warbixin ka helay ciidamadiisa taas oo sheegeysa in gantaal lagu tijaabinayo deegaanka Guam.
Hogaamiyaha ayaa sheegay in uu daawan doono jawaabta ka imaan doonta dowladda Mareykanka ka hor inta aan la qaadin tijaabada gantaalka, waa sida ay sheegtay wakaalladda wararka ee dalkaasi.
Todobaadkii lasoo dhaafay, dowladda...
Wasiirka Arrimaha dastuurka ee Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiradda Midowga Yurub (EU) u fadhisa Soomaaliya Veronique Lorenzo iyo masuuliyiin kale oo ka socotay Xafiiska EU ee Soomaaliya, Wasiirka waxaa kulanka ku wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr.
Intii uu kulanka socday...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Mudane Eng. Cabdi Cashuur Xasan, ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti.
Wafdiga ayaa waxaa si diirran usoo dhoweeyay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta dalka Jabuuti Mudane Cabdi Youssouf Sougueh, Madaxa Djibouti Telecom Mudane Maxamed Cosoble Buuxe iyo Safiirka Jabuuti u fadhiya dalka Soomaaliya...
Ugu yaraan 300 oo qof ayaa ku dhimatay magaalladda Freetown, ee caasimadda dalka Sierra Leone, kaddib robab xooggan oo daad ku fatahiyay magaalada sababayna inay guryo soo dumaan.
Guryo ayuu daadku xaaqay, meydad badan ayaana lagu arkayaa waddooyinka magaaladaasi. Khasaaraha ayaa la filayaa inuu intaasi ka kordho, iyadoo loo maleynayo...
Roboow Abuu Masnuur, ayaa waxaa uu 10-ka bishii October ee sanadkii 1969-kii uu ku dhashay magaalladda Xudur ee caasimada Gobolka Bakool ee Soomaaliya.
Waxaa uu kutubo ka raacan jiray masjidyo ku yaalla magaalladda Muqdishu, halkaas oo uu sidoo kale uu ku noolaa. Sanadkii 1990-kii ayuu Islamic Law uu ka soo...
Ciidamada booliska Magaalladda Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, ayaa sheegay in mootooyinka Bajaajka ama Tuk-Tukleyda laga mamnuucay in ay ka dhex shaqeeyaan magaalladda.
Taliska ayaa arrintaasi sabab uga dhigay arrimo la xiriira dhinaca ammaanka.
“Iyadoo laga duullaayo qorshaha suggidda ammaanka Magaallada Baydhabo, waxaan mamnuucay mootoooyinka”, sidaasi waxaa yiri Taliyaha Booliska Gobolka...
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar “Geele” ayaa dhambaal hambalyo ah u diray dhigiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo mar kale dib loogu doorty shanta sano ee soo socta madxweynaha dalka Kenya.
Madaxweyne Geelle ayaa ku baaqay ilaalinta sharciga ammaanka iyo xasiloonida Geeska Africa maadama ay ka jiraan inta badan xaalado...
Darawal Taxsiila ah oo gaarigiisa Qarax loogu xiray ayaa maanta waxaa uu kula Qarxay nawaaxiga Hotel Jazeera oo ku dhow garoonka diyaaradaha ee Magaalladda Muqdisho.
Taxsiilaha ayaa la sheegay in uu u geeryooday dhaawac kasoo gaaray qaraxa, sida dad goob-joogayaal ah ay u sheegeen warbaahinta gudaha.
Ciidamada ilaalada xarumaha QM iyo...


















