Safiirka Iskutaga Imaraadka Carabta ee Soomaaliya Maxamed Axmed Al Othman ayaa la kulmay Ergeyga gaarka ah ee IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mohamed Ali Guyo, iyaga oo ka wada hadlay xaalada Soomaliya.
Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya UAE iyo IGAD, gaar ahaan safaarada Imaaraadka iyo...
Donald Jey Trump Madaxwaynaha Mareykanka ayaa gaaray dalka Japan lugtiisii ugu horeysay ee booqashada uu ku marayo dalalka Qaaradda Assia hlkaasi oo uu kula kulmayo madaxda wadamada uu tagayo.
Mr Trump oo ciidamada Mareykanka iyo kuwa Japan kula hadlayay saldhiga Yokota oo u dhaw magaaladda Tokyo ee caasimadda dalka Japan...
Magaalada Muqdisho waxaa xalay ka da’ay Roob xoog leh oo ilaa saakay saameyn adag ku yeeshay isku socodka magaalada, waxaana la soo sheegayaan khasaare nafeed oo ka dhashay roobka.
Roobka oo xoogiisa da’ay saqdii dhexe ee xalay ayaa saameyn weyn ku yeeshay dadka degan xeryahay barakacayaasha magaalada Muqdisho, waxaana illaa...
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa dhawaan ka furay magaalada Chicago ee xarunta gobolka Illinois, shirweynihii ugu horreeyay ee uu hoggaamiyo kadib markii uu ka dagay xilka madaxtinimada ee wadanka Mareykanka.
Obama oo markisii ugu horeysay furay hay’addiisa Sama-fal ee “Obama Foundation”, ayaa gogashii lagu daah-furay waxaa ka qeyb...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa sheeegay inay qaadayaan tallaabooyin dib u habayn ah oo la jaanqaadaya Qorshayaasha la xiriira xaqiijinta Amniga guud ahaan dalka Soomaaliya.
Tallaabooyinkan ayaa lagu tilmaamay inay yihiin kuwa is daba-joog ah oo loogu talagalay qaabka ay u howl-galaan ciidmada AMISOM.
Wakiilka gaar ah ee midowga Africa Danjire Francisco...
Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyo shirka maalmihii ugu danbeeyayba u socday madaxda dowladda federalka Soomaaliya iyo kuwa maamul gobolleedyada, iyadoo lagu wado in gabagabada shirka laga soo saaro War-murtiyeed la xiriira qodobada lagu heshiiyay.
Dhinacayada shirka ka qeybgalaya ayaa xalay oo dhan...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta baaritaano adag waxa ay ka wadaan wadooyin ka mid ah Magaalada Muqdisho oo dadka iyo gaadiidka si aad ah ay u baarayaan.
Wadada Maka Al-Mukarama, Waddada 21- October iyo Waddada Tarabuunka ayaa xiligan waxaa ka socda howlgal ay sameynayaan ciidamada dowladda, iyadoo ciidamada dadka ay...
Madaxweynaha dowladda gobolleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay kulan kula qaatay magaalada Muqdisho qaar kamid ah Wasiirada Dowladda Soomaliya.
Kulanka Madaxweynaha iyo Wasiiradaasi ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dawladda Puntland iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada dawladda Puntland.
Kulanka oo ka dhacay Hotel Jazeera ee...
Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Rag bastoolado ku hubeysnaa qof rayid ah xalay ku dileen degmada.
Goob joogayaal ayaa sheegay in qof la dilay uu ka mid ahaa dhalinyarada degmada, waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Geesey, waxaa la sheegay in Rag ku...


















