Iyadoo dhawaan Puntland uga digtay Soomaaliland in Sanaadiiqda codeynta la geeyo deegaanno qaar oo Puntland ay isku hayaan Soomaaliland, ayaa waxaa arintaan ka jawaabay wasiirka Amniga Soomaaliland Maxamed Muuse Diiriye.
Wasiirka ayaa sheegay in digniinta iyo hanjabaada uga timid Puntland tahay oo kaliya mid Afka ku kooban, laakiin baaqaya iyo...
Mas'uuliyiinta gobolka Texas ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in labaatan iyo lix qof lagu dilay kaniisad ku taala magaalada Sutherland Springs ee gobolkaasi, kadib markii uu rasaas ku furay nin hubeysan. Wararku waxaa ay sheegayaan in shan iyo labaatan qof oo kale ay ku ku dhaawacmeen weerarka.
Magaalada uu weerarka...
Maxakamad hoostagta maamul gobolleedka Galmudug oo ku taalla magaalada Gaalkacyo ayaa xukun ku ku riday Kalluumeysato u dhashay dalka Yemen, kuwaasi oo lagu eedeeyey in ay si sharci daro ah uga kalluumeysanayay.
Muwaadiniinta reer Yemen ee la xukumay oo gaarayay Saddex Badmaax ayaa la shaqeynayay Doon lagu magacaabo Al Ikhlaas1...
Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya General C/laahi Cali Caanood ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo ciidamada dowladda ay kula wareegeen deegaanno ay horay gacanta ugu hayeen Al-shabaab.
Abaanduulaha ayaa sheegay in ciidamada dowladdaAl-Shabaab kala wareegeen degaano ka tirsan labada gobol Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe.
Waxaa uu sheegay in sidoo kale...
Wasiirkii shaqadda iyo arrimaha Bulshadda Somaliland Maxamed Cabdilaahi Obsiiye, ayaa iska casilay xilkii wasiirnimo iyo xubinimaddii golaha dhexe ee uu xisbiga KULMIYE ka ahaa, waxaanu ku sababeeyey is casiladaasi in aanu doonayn in codka deegaannkiisu ku dhicin meel aan ku haboonayn.
“Waxaan u sheegayaa cid kasta inaan si buuxda uga...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdwali Maxamed Cali Gaas ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay duqeyn lala eegtay Koox ka tirsan Ururka Daacish oo ka dagaalama deegaannada Puntland
Cabdiwali Gaas ayaa sheegay hay’adaha ammaanka maamulka Puntland in ay xaqiijiyeen weerarkan in lala beegsaday hoggaamiyaha kooxda Daacish C/qaadir Sheekh Cali Muumin,...
Kaddib kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xildhibaannada Aqalka sare ee dowladda Soomaaliya ayeey ugu danbeyntii isku raaceen in wixii hadda ka danbeeya golluhu qeyb ka noqdo Ansixinta Miisaaniyada dowladda oo markii hore ku koobneyd oo kaliya gollaha shacabka.
Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayeey uga dooddeen xildhibaannada arrinta...
Xukuumadda Sucuudiga ayaa qaaday olole musuqmaasuqa lagula dagaalamayo, waxaana ololahaa lagu soo xidhay toban Amiir oo ay ku jiraan wasiirro sar sare iyo sidoo kale tobanaan wasiiro hore ahaan jiray, talaabadaas ayaa la sheegay in looga golleeyahay in lagu cidhib tiro musuqmaasuqa.
Dhaxal sugaha taajka boqortooyada, Maxamed Bin Salmaan, oo...
Shirkan Wadatashiga ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bahda Warbaahinta ah wuxuu uga furmay 31kii Oktoober 2017 Hoteelka Jaziira ee magalada Muqdisho.
Kullanka, ayaa socday muddo shan maalmood ah 31dii Oktoober...


















