Sunday, August 30, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

 Ciidanka Amniga Somaliland ayaaa sheegay inay qabteen dad qoysas danyar ah kaadhadhkii ay ku codaynayeen ugu bedelaya raashin,isla markaana urursanaya kaadhadh aanay lahayn. Kaadhadhkan la urursanayey ayaa la sheegay inay ahaayeen laba iyo lixdan kaadhkii codeynta, kuwaas oo dadkii lahaa loogu bedelay raashin, waxaanay ciidanka gacanta ku soo dhigeen kaadhadhkii...
Dowladda Sacuudiga dul dhigtay madaxa hogaamiyaha Xuutiyiinta Yemen, C/Maalik Al-Xuuti iyo 40 Sarkaal oo la shaqeysa, isagoo sidoo kale dul dhigay madaxooda lacag gaareysa 30 Million oo dollar. Sidoo kale liiska waxaa ku jira oo qeyb ka ah madaxa gollaha siyaasadda Xuutiyiinta, Saalax Al-samad iyo Gacan-Yarayaal kale oo kooxdaas ka...
Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Liibiya ayaa lagu eedeeyay in ay rabshado kula keceen dadka muhaajiriin ah, kuwaasi oo shan ka mid ah ay dhinteen xilli hawlgal samatabixin ah laga waday badda Mediterranean. Hay’adda Sea Watch ee dalka Jarmalka ayaa sheegtay in mid ka mid ah Maraakiibtooda ay u suurtagashay in...
                      Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa dalbaday in la soo afjaro rabshadaha ka taagan gobolka Rakhine ee dalka Myanmar, kuwaasi oo sababay in boqolaal kun oo qof oo ka tirsan qowmiyadda Rohingya ay guryahooda ka qaxaan. Milatariga dalkaasi Myanmar ayaa gudaha gobolkaasi waxaa uu ka wadaa wax ay saraakiisha Qaramada...
                    Wasiirka wasaarada batroolka iyo macdanta xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar maalmihii ugu danbeeyay siweyn loo hadal hayay oo ahaa in wafdi uu horkcayo ra’iisal wasaare Kheyre ka qeybgalayo shir looga hadlayo arrimaha shidaalka oo ka furmaya magaalada Nairobi. Wasiirka ayaa sheegay in ka...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khader ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Sharma El-Sheekh ee dalka Masar, isaga oo halkaa uga qeybgalaya shirka dhalinyaradda Aduunka kaas oo looga hadlo xaalada dhalinta iyo sidii looga wacyi galin lahaa arrimaha Tahriibka iyo xagjirnimada oo saamayn wayn...
Ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa ka bilaabay gobolka Shabeellaha hoose howlgal ka dhan ah Al-shabaab, iyadoo gobolkaas lagu tilmaamo saldhig ugu balaaran ee Al-shabaab guud ahaan marka la eego dalka Soomaaliya. Lt Col Bagenda, oo ah Taliyaha ciidamada Holwgalka Uganda qeybta 11-aad ayaa sheegay ciidamada  AMISOM oo garab ka...
Madaxweynayaasha dowlad gobolleedka qeybta ka ah dowladda federaalka oo maalmihii ugu danbeeyayba ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta hortagay mudanayaasha Aqalka sare. Ugu horayn waxaa halkaasi warbixin ku aadan waxyaabaha u qabsoomay Aqalka sare iyo shaqadooda waxay tahay ka soo jeediyay  Abshir Maxamed Axmed guddoomiye Koowaad ee gollaha Aqalka sare. Madaxweyneyaasha...
 Wararka ka imanaya degmad Bu’aale gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in maanta halkaa Al-shabaab ku toogteen Afar nin oo ay ku eedeeyeen in ay Basaas u ahaayeen ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya. Fagaare ku yaal magaalada Bu’aale ayaa lagu toogtay Afar Nin oo lagu soo eedeeyay in ay la shaqeynayeen...
Amiir Mansuur Bin Maqran oo ahaa ku xigeenka Amiirka mandiqada Casiir ayaa ku geeriyooday shil Diyaarad oo nooca hilokobtarka ah, waxayna ku burburtay Konfurta Sacuudiga oo dhacda Xuduuda sacuudigu la leeyahay dalka Yeman. Wakaaladda wararaka rasmiga ah ee Sacuudiga(WAS) ayaa soo warisay in Amiirka dhintay uu xiligaasi ku jiray kormeer...