Wararka ka imanaya gobolka gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay xalay duqeyn ka geysteen deegaan 7 KM u jira degmada Balcad.
Dadka deegaanka oo warbaahinta la soo xiriiray ayaa sheegay duqeynta ay maqleyn aheyd mid xoogan.
Wararka qaar ayaa sheegaya in la bartilmaameedsaday saldhigyo xoogagga Al-shabaab ay...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeedinayay shirka wareega nabad-galyada degmooyinka gobolka Banaadir ayaa markii ugu horeysay soo hadal qaaday siyaasiyiinta iyo kooxaha ku kacsan dowladda uu madaxweynaha ka yahay.
Madaxweynaha ayaa sheegay wax yabaaha hadda dhaca ay soo jiitamayeen tan iyo dowladdihii hore oo mar walba...
Dowladda Uganda ayaa Khamiistii sheegay in ay diyaar u yihiin in ay Soomaaliya u soo dirto ciidamo gaaraya 5, 000 oo Askari, kuwaas oo ka madaxbanaan howlgalka Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay si ay qeyb uga qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.
Brig. Richard Karemire, oo ah Afhayeenka ciidamada difaaca...
ololihii xisbiyadda ee saddexda toddobaad socday ayaa maanta soo gabogabowday, waxaana soo afjaray xisbiga mucaaradka ah ee WADANI oo isagu nasiib u helay inuu noqdo xisbiga ugu dambeeya ololaha asxaabta.
Ololahan ayaa 21 maalmood ka socday guud ahaan Somaliland, waxaana saddexda xisbi mid walba maalintiisa gaarka ah uu ku soo...
Xukuumadda Jabuuti ayaa sheegtay in ciidamo kale oo cusub u soo direyso Soomaaliya, kuwaa oo qeyb ka noqon doona howlgalka midowga Africa AMISOM.
General Zakariye Sheekh Ibraahim taliyaha ciidamada militariga Jabuuti ayaa sheegay Ciidamadan ay u soo dirayaan Soomaaliya ka codsatay dowladda Soomaaliya, wuxuuna tilmaamay in ay si gaar ah...
C/qaadir Warsame Axmed oo ku eedeeysnaa in 27-ka bisha October, ee sanadkan uu kufsi u geeystay gabar lagu magacaabo Fa’izo Max’ed, kana soo baxsaday deegaanada Puntland, islamarkaana mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa Kismaayo ayay gacanta ku dhigeen ciidamada Booliska Jubaland.
Eedeeysanaha ayaa saaka lagu soo bandhigay xarunta Booliska Jubaland, ayadoo...
Maamulka Puntland ayaa mar kale uga digay Soomaaliland doorasho ka dhacda gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn, sida lagu sheegay qoraal ay soo saareen gollaha wasiirada Puntland oo ku shiray magaalada Garoowe.
Sidoo kale qoraalka ayaa lagu soo qaaday qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen, Amniga, Dib-u-heshiisiinta, Siyaasada iyo...
Wareegii u dambeeyey ee kaltanka ololaha xisbiyadda Somaliland ayaa gabogabo ah, waxaana maalintii shalay ololihiisii doorasho soo gabagabeeyay xisbiga kulmiye, halka xisbiga WADANI la filayo in maanta Jimco ah uu soo afjaro.
Dhoolatuskii ugu weynaa ee ay ku soo gabogabaynayeen ololaha xisbiga kulmiye ayaa lagu qabtay shalay fagaarayaasha magaalooyinka waaweyn...
Golaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale u doortay in uu ka mid ahaado garsoorka guud ee mxkamadda dembiyada caalamiga ee ICC.
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo maxkamaddaasi garsoore kasoo ahaa Sagaalkii Sano ee lasoo dhaafay, ayaa dib loogu doortay in uu ka mid noqdo 15-ka Garsoore ee maxkamadda...
Gollaha wasiirada Soomaaliya ayaa ka digan wararka Amniga dalk qalqalgalinaya oo lagu baahiyo baraha bulshada, kaddib kulan maalintii shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho.
Wasiir ku-xigeenka wasaarada warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Iidaan Yoonis oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad ka shaqeynaya falal la doonayo in...


















