Saturday, August 29, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Howlgalka midowga Africa ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in Al-shabaab qorsheynayaan in ay weeraraan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo Xarunta Xalane oo ah saldhiga ugu weyn ee ciidamada AMISOM. Afhayeen  u hadlay ciidamada midowga Africa ayaa warbaahinta u sheegay in Al-shabaab soo weerari karin sida uu hadalka...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa waxaa looga hadlay arrimo fara badan oo uu ugu horeeyo Amniga, Warbixin la xiriirta Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran Hindiya, Tanzania, Cumaan, Uganda, Suudaan iyo...
                      Priti Patel ayaa iska casishay wasiirka horumarka caalamiga ah ee UK iyadoo bartanka lagaga jiro dooda kulanka aan loo fasixin ee ay la yeelatay mas’uuliyiinta Israa'iil. Waxaa laga dalbaday in ay ka soo laabato safar shaqo oo rasmi ah oo ay Afrika ku joogtay, Ra'iisulwasaaraha ayaana ugu yeertay xafiiskeeda Downing...
Saraakiisha ciidamada Amniga dalka Kenya ayaa sheegay in ay ka foojigan yihiin weerarro laga yaabo Al-shabaab in ay ka geystaan deegaanno ka tirsan gobolka Waqooyi Bari. Saraakiil ka tirsan ciidamada Kenya ayaa Wargeyska Daily Nation u sheegay in ay jirtaan fariimo Laamaha Ammaanka soo gaaray oo sheegaya in ay Al-Shabaab...
Taliyihii Ciidanka Ilaalada Wadooyinka Soomaaliya Cali Maxamuud Cali ayaa xalay ku geeryooday magaalada Muqdisho. Alle ha u naxariistee taliyaha ayaa dhawaan xaalad caafimaad darro loo geeyay dalka Hindiya, halkaasi oo baaritaano uu ku soo qaatay, sidoo kalena lagu soo daweeyay, kadiba dib loogu soo celiyay Muqdisho. Ehelada marxuumka ayaa ayaa warbaahinta...
Shirka oo ahaa mid u dhaxeeyay dowladda Soomaaliya, Ganacsato iyo deeqbixiyeyaal oo labo cisho ka socday magaalada Muqdisho, ayaa ayaa ugu danbeyntii leysku afgartay qodobo dhowr oo ay ugu muhiimsan yihiin in la helo siyaasad iyo sharci jaangooynaya horumarka Tamarta, in la helo shirkadihii fulin lahaa howshaas, in la...
                          Madaxweyne Trump ayaa kulan la qaadanaya dhiggiisa dalka Shiinaha Xi Jinping, xilli Trump oo ku gudo jiro maalintii labaad ee booqashadiisa uu ku joogo Beijing. Trump ayaa la filayaa in uu dhiggiisa Shiinaha ka dhaadhiciyo in uu cadaadis ku saaro in ay joojiso barnaamijkeeda Niyuukleerka, arrintaasi oo ah ujeedada ugu...
Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay markii ugu horeysay qalalaasaha ka taagan Dekedda Boosaaso ee gobolka Bari. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in la sii wadi doono mashruuca dhismaha dekedda Boosaaso, isaga oo sheegay in ay jiraan shaqsiyaad dano gaar ah leh oo sida uu hadalka u...
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay faah faahin ka bixisay dagaalka ka dhanka ah ee Al-shabaab, kaasi oo uu ku dhawaaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo. Agaasimaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Prof. Sokor Jaamac Geyre oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay Howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab in ay bilowdeen, hadana ay...
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo la hadlay BBC ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay qorshaha dowladda ee la xiriira sugida amniga dalka, madaama uu socdo qorshe lagu dhimayo tirada ciidamada AMISOM. "Soomaaliya waxay isku duba riday hab nabadgelyo oo wanaagsan, waxaanan aaminsanahay in ciidammadeena...