Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay khasaare ballaaran lagu gaarsiiyay Al-shabaab weeraro is daba joog ah iyo duqeyn ka dhacday gobollada Baay iyo Shabeellaha Dhexe.
Samantha Reho oo ah Afhayeen u hadashay taliska Mareykanka ayaa sheegtay weerararo dhacay Sabtidii iyo Jimicihii lala beegsaday xubno muhiim oo ka tirsan Al-Shabaab.
Waxaa ay sheegtay in...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo maalintii shalay shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga oo ay ka qeybgalleen Wakiillo ka kala socday beesha caalamka ayaa dalbaday in laga gacan siiyo dowladda dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.
Kheyre ayaa beesha caalamka u sheegay in ay jirto fursad looga adkaan karo Al-shabaab madaama...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal culus oo leysku adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka galinkii danbe ee shalay uu halka ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab.
Dagaalka ayaa yimid kaddib markii ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed oo ku...
Wadaadka mudadda dheer xabsi guriga ku ah magaalada Muqdisho Sheekh Xassan Daahir Aweys kana mid ahaa saraakiishii sar sare ee Ururka Al-shabaab kaddib markii uu bur buray Ururkii uu madaxda ka ahaa Xisbul Islaam ayaa fariin u diray dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaaho Farmaajo.
Xassan Daahir oo fariintiisa...
Dowladda Kenya ayaa soo bandhigtay magacyadda Sawirrad xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ay dooneyso dowladda Kenya.
Waxaa ay sheegtay dowladda Kenya in raggaasi madaxooda la duldhigay Lacago badan.
Wasaaradda Amniga ayaa ku sheegtay magacyada raggan la doondoonayo Axmed Siciid Cumar iyo Cali Zira.
Kenya ayaa xustay in qof kaste oo keena xog...
Xoghaya arrimaha dibadda ee Mareykanka Rex Tillerson ayaa uga digay dalalka dariska la ah Lubnaan inaysan colaad ka hurin Lubnaan, kadib markii xiisad ay ka dhalatay iscasilaadii ra'iisal wasaarihii Lubnaan, Sacad Alxariiri.
Mr Tillerson ayaa sheegay in maleeshiyaadka kooxaha hubeysan ee shisheeye aysan gudaha Lubnaan uga furneyn dowr faragalineed oo...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa daah furay shirka wadatashiga wasaaradaha arrimaha gudaha, dib u heshiisiinta iyo gobolka Banaadir.
Shirkan oo loogu magac darray Hanaanka Qaran ee Wadajir ahaa waxaa furay wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta xukuumadda Soomaaliya waxaana uu socon...
Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed guullo wax ku ool ah ka soo hooyeen dagaaallo culus oo ay la galleen xoogagga Al-shabaab ee ku sugan gobollada Labada Shabeelle.
Abaanduulaha ayaa sheegay in dagaalladii ugu danbeeyay ee dhacay ay ku bur...
Taliyaha qeybta booliiska gobolka Jubbada hoose ee maamulka Jubbaland G/Sare Maxamed Naasir Guulleed ayaa sheegay in ciidamada Puntland ku guuleysteen in ay gacanta ku soo dhigaan Askari ka tirsanaa ciidamada Puntland oo Gabar Soomaaliyeed Xabad uga dhuftay xubinta Taranka kaddib markii ay ka diiday sida la sheegay in uu...


















