Friday, August 28, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay xiisada ka taagan magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, kadib markii darbiga Kenya ay ka dhiseyso xuduuda labada dal, ay gudaha u soo gelisay qaybo ka mid ah degmada. Arrintan, ayaa ka careysiisay bulshada ku dhaqan Degmada Baled Xaawo, waxayna maalmihii la soo dhaafay dhigeen Dibadbaxyo...
  Dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah daah fureysa qalabkii lagu hagi lahaa maamulka Hawada, oo dhawaan lagu rakibay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho iyadoo qaban qaabada munaasabaddaas ay ka socoto Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Madaxda dowladda Federaalka ayaa lagu wadaa inay daah furaan qalabkan oo suura gelin doona in lagu...
Madaxweynaha maamulka gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maalintii shalay khudbad ka horjeedinayay xildhibaannada Baarlamaanka maamulka ayaa sheegay in Hirshabeelle wajaheyso sida uu hadalka u dhigay coleys uga imanay Al-shabaab. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in deegaannada uu ka arimiyo maamulka ay soo gaareen sida uu hadalka u dhigay dagaalamayaal ka...
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo magaalada Muqdisho ka daah furay Howlaha Dariseenta Degmooyinka Gobolka ayaa ka hadlay halka loo marayo Howshaasi. Gudoomiye  Taabit ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay ka go’an tahay howlaha Dariseenta, Cadaaladda ayuu sheegay in la’aanteeda aanan soconeen. Waxaa uu...
Wasiiru dowlada Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada Cabdiraxmaan Kulmiye Xersi ayaa sheegay in maalinta Berri ah magaalada Muqdisho lagu qaban doono Munaasabad lagu daah furayo xarunta lagala socon doono maamulka Hawada Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in Dowlada Soomaaliya ay ku guualysatay inay la soo wareegto maamulka Hawada Soomaaliya oo...
Wararka xiligan naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in kulan ay halkaa ku yeesheen xildhibaannada maamulka Hirshabeelle ku meel-mariyeen golaha Wasiirada uu bishii hore uu soo magacaabay madaxweyne Maxamed Cabdi Waare. Kulanka oo ay soo xaadireen 79 Mudane ayaa waxaa ogolaatay 77 Xildhibaan, halka labo Xildhibaan ay diiday, cid...
Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in Rag hubeysan xalay ku toogteen Waqooyiga magaalada Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Puntland oo lagu magacaabi jiray Qaleey Yuusuf Jiile. Sarkaalka la dilay ayaa la sheegay in uu ahaa taliyaha xero lagu Keydiyo hubka oo lagu magacaabo Inji, waxaana la...
Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Jowhar, kaddib markii kulankii maalintii shalay uu u baaqday Kooram la’aan. Kulamo is daba joog ah oo maalmihii ugu danbeeyayba ka soconaya magaalada Jowhar yeey madaxda maamulk Hirshabeelle uga raadidayeen xildhibaannada in ay meelmariyaan golaha wasiirada...
  Maamulka Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyay War la sheegay in uu kasoo baxay Kooxda Xuutiyiinta oo ku aadana in ay gantaallo ku garaaci doonto Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera Muuqaal dhawaan lagu baahiyay Baraha Bulshadda ayaa lagu soo bandhigay Rag u muuqday in ay ka tirsan yihiin kooxda Xuutiyiinta ee ka...
Dadka Soomaaliyeed waxaa heysta qaar kamid ah xaaladaha nolaleed ee ugu adag adduunka, malaayiin ayaa dadaal ugu jirta sidii ay ula qabsan lahaayeen cawaaqibkii ka dhashay abaarta. Amni darradu waa xaqiiqo nololeed oo heysata qof kasta, Sanadka 2017ka wuxuu soo maray xilliyo badan oo aad u khatar badan, oo ay...