Maamulka Koonfur Galbeed oo Heshiis is Afgarad La Galey Shirkado Dhisaya Dekedaha Marka iyo Baraawe.
Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya ayaa heshiis la gaaray shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha, taasoo lagu wado inay dhisto, isla-markaana ballaariso Dekedaha Magaalooyinka Marka iyo Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Sida uu qorshuhu yahay Shirkadda SIIH (Silkroad International Industry Holding) oo bahwadaag la ah Shirkadda Damerjog oo laga leeyahay dalka Jabuuti...
Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya ayaa Canshuur dheeraad ah kusoo rogtay ganacsatada gobolka Banaadir, iyaga oo sheegay in aan si siman canshuurta looga qaadin dhamaan ganacsaada dalka.
Kulan maanta ku yeesheen Ganacsatada gobolka Banaadir ayey uga soo horjeesteen canshuurta dheeraadka ah ee lagu soo rogay ganacsatada gobolka oo kaliya, waxa ayna...
Iyadoo wali aan la soo magacaabin muddo ka badan saddex bilood xilalka taliyayaasha Nabad-sugida iyo Booliiska, ayuu sheegay in madaxweyne Farmaajo in sida ugu dhaqsiyaha badan dowladdiisu u magacaabi doonoto xilalka taliyayaasha wali bannaan.
Madaxweynaha ayaa ku amaanay taliyayaasha ku-meel-gaar ah ee Nabad-sugida iyo Booliiska shaqada wanaagsan oo ay Amaanka...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo xiisadda u dhaxaysa Israa'iil iyo Suuriya.
Mr Guterres ayaa sheegay in si dhaw uu ula socdo xiisdda militari ee sii kordhaysa ee labada dhinac u dhaxaysa.
Militariga Israa'iil ayaa waxay ku tilmaamee duqaymihi ay...
Kurdiyiinta ayaa xaqiijiyay in ay soo rideen diyaarad kuwa qumaatiga u kaca oo ay leedahay dowladda Turkiga gobolka Afrin ee dalka Suuriya.
Ciidamada dowladda Turkiga ayaa maalmihii lasoo dhaafay howlgallo aan joogsi laheyn waxa ay ka wadeen dalka Suuriya.
Inta la xaqiijiyya labo qof oo sarnaa diyaarada ayaa dhimatay, waxaana ilaa...
Guud ahaan degmooyinka dalka Jabuuti waxaa ka socda ololaha doorashooyinka Baarlamaanka dalkaasi, waxaana ku tartamaya xisbiyada isku tagay aqlabiyadda madaxtooyada UMP iyo xisbiyada EDG PDD iyadoo ay ku tartamayaan ilaa 65 xildhibaan oo kasoo bixi doonta dhamaan dalka Jabuuti oo dhan.
65-ka xildhibaan ee loo tartamayo 35-xildhiban oo ka mid...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobolleedyada ayaa markii ugu horeysay ku heshiiyay Wadaaga Kheyraadka Badda iyo sharciga Kaluumeysiga kaddib kulan ugu soo dhamaaday magaalada Muqdisho.
Heshiiska ayaa u dhigan sidan :
Annagoo tixgelineyna baahida weyn ee loo qabo ilaalilnta, maareeynta iyo in si joogta ah looga faaiideysto kheyraadka kalluunka badda.
Annagoo aqoonsan...
Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho saqdii dhexe ee xalay shir maalmihii ugu danbeeyayba u soda madaxda federaalka, maamul gobolleedyada iyo gobolka Banaadir, waxaana war-murtiyeed ka soo baxay shirka lagu xeeqay qodobo dhowr ah oo dhinayadu ku heshiiyeen.
Qoddobada lagu heshiiyay ayaa waxaa ka mid ah Arrimaha Amniga Qaranka, Tubta...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa guddi baaritaan u saaray kiiska dad barakacayaal ah oo dhammaadkii sanadkii tagey xoog looga saaray dhul ay deganaayeen.
Guddoomiyaha Gobolka ayaa faray guddiga uu magacaabay in baaritaan deg deg ah oo hufnaan iyo daah furnaanba leh ay ku...
Diyaarad nooca dagaalka oo ay leedahay Israa'iil ayaa maanta lagu soo riday Suuriya, kaddib markii lagu dhuftay gantaal kuwa lidka diyaaradaha ah oo ay ku soo rideen Milateriga Suuriya.
Saraakiisha Israa'iil ayaa sheegay in diyaarad dagaal nooceedu yahay F-16 oo howl gal ka waday Bartilmaameedyo ay Iiraan ku leeyihiin gudaha...


















