Moussa Faki Mahamad Gudoomiyaha Golaha Midowga Afrika, ayaa ku baaqay in taageero dheeraad ah la siiyo ciidamo goboleedka ka hortagga argagixisada ee gobolka Saaxil.
Waxaa uu sheegay in Qaramada Midoobey laga doonaayo in ay taageerto ciidamadaasi, islamarkaana ay maalgaliso, maadaama Qaaradda Afrika iyo sidoo kale Adduunka ay ka hayaan Khatar...
Waxaa soo ifbaxaya khilaaf xoogan oo soo kala dhaxgalay taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Cabdiwali Jaamac Xusseen Gorod iyo taliyaha dhinaca Amniga ee madaxweynaha Cabdi Saciid Muuse.
Khilaafkan ayaa salka ku haya arrimaha Isbedelka la doonayo in lagu sameeyo ciidamada Xoogga dalka, iyadoo arintaasi Gorod iyo Cabdi-Saciid ay isku...
Ciidamada Amniga Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay agaasimihii telefishanka Universal Tv oo ay ku eedeeyeen inuu telefishankiisu siidaayey war laf-jab ku ah ciidanka Booliska.
Ciidanka Booliska ayaa sheegay in sababta loo xidhay tahay in war khalad ah laga baahiyey telefishankaasi, taas oo wax ka sheegaya ciidanka jooga magaaladda Dararweyne oo...
Magaalada Jabuuti waxaa lagu soo gaba-gabeeyay kulan dalalka IGAD ay isugu yimaaddeen, kaas oo looga hadlayay wax ka qabashada baahiyaha caafimaad ee qaxootiga ay qabaan.
Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, waxaana si gaar ah diiradda loogu saaray dhibaatooyinka ay qabaan Qaxootiga Soomaaliyeed.
Maxamed Aamin Cabdullaahi...
Dowladda Qatar ayaa ugu deeqday dowladda Soomaaliya ilaa 30 gaari oo o loogu talagaly ciidamada Booliska Soomaaliyeed, kaddib munaasabad kooban oo ka dhacday gudaha dekedda Muqdisho.
Waxaa dowladda Soomaaliya u guddoomay Wasiirka Amniga oo uu ka guddoomay Danjiraha Dowladda Qadar ee Soomaaliya Eng. Hassan Bin Xamza,iyadoo uu goob joog ka...
Xog-hayaha guud ee Qaraamada Midoobay Antonio Guiteras ayaa u magacaabay dalka Yemen Ergay gaar ah oo cusub oo bedelaya ergaygii hore ee Qaraamada Midoobay Waliika ugu ahaa dalkaasi Ismail Walad Shekh Ahmed.
Ergaygan cusb oo u dhashay wadanka UK waxaa lagu magacaabaa Martin Garrix waana dibolomaasi wadamo badan ka soo...
Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa goor dhaw oo maanta ah laga soo dajiyay 11 tahriibayaal Soomaaliyeed oo muddo dheer ku dhibaateysnaa dalka Libiya.
Maryan Yasiin oo ah Ergayga gaarka ah ee Xukuumadda Soomaaliya u qaabilsan xuquuqda tahriibayaasha ayaa sheegtay in muwadiniinta maanta lagu soo celiyey dalka ay qabaan dhib badan...
Dowladda Jarmalka ayaa xirtay muwaadin Soomaaliyeed oo magaciisa lagu soo kooban Abdulkadir , kaa oo la tuhusan yahay in uu ka tirsan yahay Ururka Al-shabaab.
Xeer ilaaliyayaasha ayaa sheegay in Abdulkadir oo 20 sano jir ah laga soo qabtay gobolka Hesse Khamiistii.
Al-shabaab ayaa la sheegay in uu ku biiray sanadkii...
Waxaa soo baxaya dhaliillo loo jeedinayo howlgalada ciidamada dowladda iyo kuwa midowga Africa AMISOM ka wadaan qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose.
Waxgaradka iyo odayaasha gobolka oo qaarkood la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan gobolka marka ay ciidamada dowladda deegaan la wareegaanba soo dhaweeyaan, laakiin marka...
Madaxa baaritaanada farogelinta la sheegay in Ruushka uu ku sameeyay doorashadii ka dhacday Mareykanka, Robert Mueller ayaa saddex iyo toban qof oo u dhashay dalka Ruushka ku eedeyay inay ku lug lahaayeen farogelinta Ruushka uu ku sameeyay doorashadii ka Mareykanka.
Sidookale dhowr shirkadood oo laga leeyahay dalka Ruushka ayaa iyaguna...


















