Thursday, August 27, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

                            Kulankaan oo ahayd Dar-dargalinta & Taakulaynta CXDS ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa  lagu qabtay  Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka. Daryeelka Difaaca-yaashana dalkeena,waa hal-hayskii  Xafladii xalay,waxayna muhiimada koowaad ahayd in lagu dhiiri-galiyo laguna Taakuleeyo Ciidamada Xoogga dalka Somalia (Somali National Army). Dadkii ka soo qayb-gallay ayaa waxaa ka mid ahaa Xog-hayaha Gudiga...
Waxaa maalintii labaad xiran ganacsiga Suuqa ugu weyn guud ahaan marka la eego dalka Soomaaliya ee Bakaaraha, kaddib gadood ka dhashay canshuur Wasaaradda Maaliyaddu ku soo rogtay ganacsastada. Canshuurta Iibka waa canshuur loogu tala-galay in laga qaado iibka badeecooyinka marka laga reebo raashiinka, iyadoo saameynta arintan sidoo kale laga dareemay...
Wararka ka imanaya gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in qaar ka mid ah macalimiinta ka howlgala deegaanka bilaabeen in ay halkaa isaga cararaan kaddib markii ay soo bateen weerarada Al-shabaab. Guddi ka mid ah guddiyadda Macalimiinta dalka Kenya ayaa sheegay in ay bilaabeen in ay Macalimiinta kasoo saaraan gobolka...
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay amar ku bixisay in la soo xiro dadka gnacsadda gargaarka loogu tala galay dadka dhibaateysan iyo barakacayaasha. War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in saraakiishooda sare sare ee Wasaaradda Caafimaadka ay soo xaqiijiyeen in suuqyada...
Carwada bandhiga raashiinka ee loo yaqaano GULFOOD EXPO oo sannadkiiba mar la qabto ayaa si rasmi ah uga furantay xarunta Dubai World Trade Centre ee magaalada Dubai. Bandhigaan oo socondoona 18ka ilaa iyo 22ka bishan ayaa waxaa furay wasiirka ganacsiga ee dalka Imaaraadka Sheikh Hamdan Bin Rashid Al Makhtoum Shan Kun...
Wararkii ugu danbeeyay ee ka soo baxaya burburka diyaaradii ku dhacday Semirom ayaa sheegaya in dhamaanba 66 ruux oo saarnaa diyaarada ku  dhinteen shilka. Mohammad Tabatabaie, oo ah madaxa xiriirka dadweynaha Aseman Airlines ayaa sheegay in dhamaanba ay dhinteen dadkii la socday diyaarada oo isugu jiray rakaabkii saarnaa iyo Lix shaqaale...
Wasiirka Gaadiidka, cirka iyo dhulka ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar ayaa soo saaray sharci cusub oo ku saabsan sumadda Gaadiidka noocyadiisa kala duwan. Wasiirka ayaa sheegay in sharcigan uu yahay mid cusub iyo mid laga soo qaatay xeerarkii hore oo la is waafajin doono. Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay...
  Diyaarad sidday rakaab ka badan 60 ruux ayaa ku burburtay dhul buuraley ah oo ku yaalla bartamaha dalka Iiraan. Warbaahinta Iiraan ayaa sheegaya in diyaaraddu ay ku soo dhacday magaalada Semirom. Diyaaradda ayaa isaga kala goosheysay magaalooyinka Tehraan iyo Yausj, waxaana sida la sheegay saarnaa 60 qof oo rakaab ah iyo...
 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday laanta dambi baarista ee FBI-da oo sida uu sheegay ku guul dareysatay in ay ka hortagto toogasho arbacadii la soo dhaafay lagu qaaday iskuul ku yaalla gobolka Florida. Trump ayaa sheegay in FBI-da ay wakhti badan ku lumisay xaqiijinta...
Warar naga soo gaaraya Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha ayaa sheegaya in intiisa badan saakay suuqa uu xiran yahay kaddib cabasho ballaaran oo ka taagan canshuur ay dowladdu soo rogtay. Xernaashiyaha Suuqa ayaa yimid kaddib markii ganacsatada Suuqaas ay shalay sheegeen in ay joojinayaan guud ahaan ganacsigii suuqa Bakaaraha. Ganacsatada...