Thursday, August 27, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa Muxumed Xuseen Axmed u magacaabay madaxa Unugga Isku xirka deeqaha, kaas oo ka shaqeyn doona arrimaha la xiriira deeqaha. Maxumed Xuseen Axmed ayaa ah khabiir wax ka badan 10 sano ka soo shaqeeyay Arrimaha Gar-gaarka, isagoo la soo shaqeeyay inta badan hay’adaha...
Magaalada London ayaa lagu waramayaa in Labo Wiil oo Soomaali ah oo xalay fiidkii siyaasabo kala duwan loogu dilay magaalada London ee dalka Ingiriiska, halka mid kalena lagu dhaawacay. Labada Wiil ayaa waxaa lagu dilay laba xaafad oo ka mid ah xaafadaha ku yaalla London, iyada oo dilkooda loo adeegsaday...
Taliska Mareykanka Afrika ee (AFRICOM) ayaa waxa ay beeniyeen in Askari Mareykan ah looga dilay weerar 19-kii bishan ka dhacay meel ku dhow degaanka Buulo-guduud oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Xooggaga ururka Al-shabaab ayaa shalay waxa ay sheegeen dagaal ay la galeen ciidamada dowladda...
Dowladda Nigeria ayaa xaqiijiysay Gabdho iskuuley ah iyo macalimiin ay ka baxsadeen weerar ay kooxda Boko Haram ku qaadeen iskuul la seexdo oo ku yaalla waqooyi bari ee dalka Nigeria. Goobjoogayaal ayaa sheegay in Isniintii mintidiinta wata gawaari ay yimaadeen magaalada Dapchi, oo ku taalla gobolka Yobe, halkaasi oo rasaas...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Xukun dil Toogasha ah ku xukuntay G/sare CabdiNaasir Xoosh oo ka tirsanaa ciidamada Badda Soomaaliya. Waxaa lagu eedeeyay in uu dil bareer ah u geystay Taliye ku xigeenkii hore ee Ciidamada Badda Sareeyo Guutto Siciid Aadan Yuusuf Mariino. Maxkamadd ayaa horay u dhageysatay kiiska waxaana ugu...
 Labadii cisho ee la soo dhaafay waxaa gabi ahaanba xirnaa dhaqdhaqaaqa ganacsi ee Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha kaddib markii uu xoogeystay khilaafka u dhaxeeya Wasaaradda Maaliyadda iyo Ganacsatada gobolka Banaadir. Xirnaashaha Suuqa ayaa saameynta ugu weyn waxaa ay ku yeelatay dadka danyarta ah ee u soo xoogsi tagi...
Waxaa xalay isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaalida. Mid ka mid ah eheladda marxuumka ayaa warbaahinta u sheegay in muddooyinkii ugu dambeeyay xanuunsanaa Axmed Diiriyer islamarkaana xalay ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho. Nabadoon Axmed...
Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay ganacsatado ku eedeysan in deegaanka Gamboole kula kulmeen saraakiil ka tirsan Al-shabaab. Mid ka mid ah ganacsatada oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Al-shabaab ku amray in ay yimaadaan deegaanka Gamboole. “Amar ayeey nagu...
Guddiga Joogtada ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan aan caadi aheyn ka yeelanaya khilaafka ka dhex taagay ganacsatada iyo Wasaaradda Maaliyadda ee ka dhashay canshuur kordhinta lagu soo rogay. Guddoomiyaha Guddiga Ganacsiga iyo Warshadaha golaha Shacabka Maxamuud C/raxmaan Beenebeene ayaa sheegay in maanta Guddigooda ay la kulmayaan Ganacsatada, isla markaana...
 Inta la xaqiijiyay laba ruux oo Shacab ah ayaa ku dhintay saddex kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray kaddib qarax qabsaday gaari xamuul ah gobolka Shabeellaha Hoose. Qaraxan ayaa wuxuu ka dhacay inta udhaxeysa degaanada Bunqabad iyo Ambareeso ee Gobolka Shabellaha hoose, waxaana halkaasi ku dhintay laba ka mid ah...