Thursday, August 27, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wararka ka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus uu halkaa ku dhaxmaray ciidamada dowladda oo gacan militari ka helaya kuwa Itoobiya iyo Al-shabaab. Dagaalka ayaa bilaawday kaddib markii Al-Shabaab ay dhowr jiho ka weerartay saldhig ciidamada Itoobiya ku lahaayeen garoonka diyaaradaha Baardheere, waxaana dagaalka uu qaatay...
Donald Trump Madaxwaynaha dalka Mareykanka ayaa soo jeediyay in macallimmiinta oo la hubeeyo ay mustaqbalka ka hortagi karto toogashiinka ka dhacda iskuulada Mareykanka. Madaxwayanaha ayaa sheegay in iskuulada oo hubka loo dheereeyo ay uun dhiiri galinayso in ay weeraro dheeraad ah ay dhacaan. Madaxwaynaha Mareykanka ayaa xusay in maclimiinta oo qaata...
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan uu Qasriga madaxtoyada Jabuuti kula qaatay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxaa ay labada dhinac uga wada hadleen howlgalka ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah midowga Africa AMISOM. Madaxweyne Waare socdaalkiisa Jabuuti ku wehlinayay guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeynte Cismaan iyo...
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay duqeyn 19kii bishan Maalintii Isniinta ka dhacday meel u dhow degmada Jillib oo ka tirsan gobolka Jubbada dhexe in ay ku dileen xubno ka tirsanaa Ururka Al-shabaab. Taliska Mareykankan Afrika ee AFRICOM oo war qoraal ah ka soo saaray duqeyntan ayaa wuxuu sheegay duqeyntan in lala...
  Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa warbaahinta u sheegay in ay jiraan Canshuuro laga qaado Shacabka Soomaaliyeed , kuwaasoo aan ku dhicin Qasnadda dowladda. Gudoomiyaha ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in shaqsiyaad gaar ah ay adeegsadaan Hantidda loogu tala galay Shacabka Soomaaliyeed. Waxaa uu sidoo...
Dowladda Itoobiya ayaa xabsiga ka sii deysay ilaa 1, 500 oo maxaabiis ka tirsanaa Ururka ONLF, kaddib wada hadalo magaalada Nairobi ku dhaxmaray saraakiil ka tirsan xukuumadda Itoobiya iyo xubno ka socda Ururka mucaaradka ah ee ONLF. Dadka la sii daayay ayaa 100 ka mid ah la sheegay in ay...
War kasoo Baxey Xarunta Dhexe ee Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed ayaa Waxaa lagu Soo Dhaweeyey Shirkii Amniga ee Dhawaan lagu soo Gaban Gabeeyey Muqdisho Kaas oo ay Ka Qayb Galeen Madaxda Mamul Goboleedyada iyo Kuwa Dawladda Federalka Soomaaliya,Waxaana Warka lagu Sheegey in Xisbiga Midnimada Jamhuurigu uu aad usoo Dhaweynayo...
Taliyaha dhawaan la magacaabay ee Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Xuseen Cusmaan Xuseen ayaa maanta xilka la wareegay, kaddib munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta NISA. C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo sii hayay xiika ku simaha taliyaha hay'adda Nabad-sugida muddo ku dhaw Afar bilood ayaa ku wareejiyay xilka taliyaha cusub. Wasiirka...
Tirada dhimashada ee duqaynta Suuriya ee magaalada Ghouta ayaa la sheegayaa inay gaartay 250 qof maalmihii u dambeeyey Ololeeyayaasha Suuriya ayaa ku tilmaamay dagaalkan kii ugu ba’naa ee dhaca ilaa sanadkii 2013-kii Dadka duqayntan lagu laayay waxaa ka mid ah caruur tiradooda lagu sheegay konton inay gaarayso Meleteriga Suuriya kama aysan hadlin...
 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya Dr, Workneh Gebeyehu ayaa difaacay xukunka degdega ee lagu soo rogay dalka. Wasiirka ayaa sheegay in aanay jirin walwal dhanka ammaanka ah oo ka jira dalka, iyadoo dowladda ay todobaadkii hore soo rogtay xukun degdeg oo socon doona muddo lix bilood ah. Waxaa uu sheegay in sababaha...