Wednesday, August 26, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ciidamada ilaalada madaxtooyada Soomaaliya ee fariisinka ku leh agagaarka Isgoyska Taalada Sayidka ayaa maanta barqadii rasaas ku furay gaari uu lahaa Hanti-dhowrka guud ee Qaranka Maxamed Cali Afgooye. Gaariga oo ahaa nooca aysan rasaastu karin ayaa la sheegay in uu isku dayay in uu xoog ku maro halka ciidamada ku...
                Masuliyiinta mamulka Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay qaad gaaraya ilaa 25 Jawaan, kaa oo la doonayay in loo gudbiyo degmooyinka gobolka Gedo sida Doolow, Luuq iyo degmooyin kale oo ka tirsna gobolkaasi ayadoo maalintii afaraad ay xiranyihiin dhaqdhaqaaqyadii dadka iyo ganacsiga ee...
Kulan xasaasi ah oo xildhibaannada Golaha Shacabka ku yeesheen magaalada Muqdisho maanta oo Isniin ah ayeey ka soo saareen xeer dhowraya gobannimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya, iyaga oo dhinaca kalana ka mamnuucay shirkadda DP World in ay ka howlgasho guud ahaanba Soomaaliya. Xeerkan ka soo baxay baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu eedeynayaa...
Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa sheegay in uu isaga shaqsiyan amray in lasoo rido diyaarad shacab ah sanadkii 2014-kii, maadaamaa ay wadday bam lagu qarxin lahaa ciyaarihii olimbikada magaalada Sochi ee dalkaasi ka dhacayay. Filim soconaya muddo 2 saacadood ah oo Putin laga duubay, lana soo dhigay Internetka ayuu ku...
Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada Golaha Shacabka yeeshaan fadhiggoodii ugu horeeyay Kalfadhigga Saddexaad, waxaana lagu waramayaa in kulanka maanta noqonayo mid xasaasi ah oo xildhibaannadu dood adag ka yeelan doonaan heshiiskii Dekedda Berbera. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Sabtidii furay kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa magaalada New Dalhi ee dalka India kulan gaar ah kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalka India Narendra Modi. Labada masuul ayaa waxa ay ka wada hadleen siddii labbada dal Soomaaliya iyo Hindiya isaga kaashan lahaayeen dhinacyada arrimaha bulshada khaasatan Caafimaadka iyo...
                                                  Iyadoo Beryahan ay Xubno ka Tirsan Gudiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliyeed Socdaalo ku Kala Bixinayeen Caalamka Daafihiisa Si ay Kulamo ula Yeesheeshaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku Nool Dalka Debeddiisa Ayaa Gud. Garabka Haweenka Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Mawro Nastexo Cilmi Weheliye oo Booqasho iyo Hawlo Xisbiga ah Halkaa...
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in Domain-kii Internetka loo isticmaali jirey Internetka ee Soomaaliya muddo sodan cisho ah lagu bedelo Domain madax banaan. Arrintan ayaa jawaab ah ah go’aam ay xukuumadda soomaaliya soo saartay in shirkadaha Isgaadhsiinta Soomaaliya isticmaalaan Domain-ka “SO” oo astaanka Soomaaliya ka muuqato. Haseyeeshee wasiirka isgaadhsiinta iyo Tiknooliga Somaliland...
Waxaa maanta magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng. Saadaq Cabdullaahi Cabdi. Wafdigan waxaa caasimadda Hirshabeelle ku soo dhaweeyay Wasiiro, Xildhibaano iyo Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana booqashada Wasiirka lagu sheegay inay tahay qiimeynta baahida guud ee dib...
Guddoomiyaha Barlamaanka maamulka maamulka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa codsaday in gacan laga siiyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, madaama ayuu yiri bilihii ugu danbeeyay Al-shabaab weerarro culus ka geysanayeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Guddoomiye Barre ayaa intaa ku darray in ay hadda adag tahay isku socodka waddada...