Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in 250,000 oo qof ay ku barakaceen iskahorimaadyadii ka dhacay Bilihii lasoo dhaafay xudduudaha Oromiya iyo dawlad degaanka Soomaalida.
Isagoo ka hadlayay Hay’adda Warbaahinta ee Itoobiya leedahay, Mitiku Kassa, guddoomiyaha guddiga Maareynta Khatarta masiibooyinka Qaran ee Itoobiya, ayaa sheegay in barokacayaashu ay awoodaan in ay soo...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo maal-mahaan wadatashiyo ku aadan sidii loo abbuuri lahaa wacyi-galin guud oo ku aadan suura galnimada u diyaar garowga qabashada geedi socodka qof Iyo Cod(one Man- One Vote) 2020ka,ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota kullankoodii 2-aad kula yeeshay hoolka Hadhwanaag ee ku yaala magaalada Minneapolis...
Warka ku saabsan kulanka labada hogaamiye ee Mareykanka iyo Waqooyiga Kuuriya oo ah mid hadal heyn weyn ka dhalisay dunida inteeda kale, ayaa waxaa soo baxaya in Mareykanku sharuud ku xirayo qabsoomida wada hadalladaas.
Madaxwayna ku xigeenka Mareykanka Mike Pence ayaa sheegay in go’aanka Kuuriyada Waqooyi ee ku aadan in...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saakay la wareegay deegaanka Gamboole oo qiyaastii 50KM dhanka Galbeed ka xiga magaalada Jowhar.
Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegy in ciidamada saakay gudaha u galay deegaankaas, kaddib markii ay isaga baxeen dagaalamayaasha Al-Shabaab.
Ma jirin wax...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay heshiiskii saddex geesoodka ahaa dekedda Berbera, kaa oo muran iyo khilaaf cusub ka dhax abuuray dowladda iyo shirkadda laga leeyahay dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta ee DP World.
Wasiirka Arrimaha dibedda ayaa sheegay inaanu jirin...
Xilli ay maanta ku beegantahay Maalinta Caalamiga ee Haweenka ayaa Ergeyga QM u qaabilsan Soomaaliya uu haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha ay hiigsanayaan islamarkaana sannadihii u dambeeyay ka gaareen dhinacyada horumarka gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha, waxuuna sidoo kale ku bogaadiyay kaalinta siman ee ay haweenku ka qaataan...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay hadalkii ka soo yeedhay xukuumadda Soomaaliya oo uu ku tilmaamay dagaal uu ku soo qaaday Somaliland.
Madaxweyne Muuse ayaa si adag uga hadlay hadaladii Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Xasan khayre kaga hor yimid heshiishka saddex geesoodka ah ee Dekadda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka kula kulmay kaaliyaha Xog-hayaha Arrimaha Dibadda dalka Mareykanka David Malpass , kulanka oo saacad iyo wax ka badan qaatay ayaa waxaa looga hadlay arrimo badan.
Labada mas’uul ayaa kulankooda diirada ku saaray horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya, xoojinta...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya ayaa amaro cusub ku soo rogay shirkadaha duulimaadyada ee ka howl gala Garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Wasiirka Wasaaradda Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar oo kulan la qaatay Shirkaddaha Duulimaadyada ee ka shaqeeya garoonka Muqdisho ayaa faray in wixii hada ka dambeeya looga baahan yahay Shirkaddaha inay soo...
Dalka Talyaaniga waxaa la tiriyay cod bixinta doorashada baarlamaaniga, iyadoo natiijadeedda ay u muuqaata in xisbiyadda ay ku kala sareeyaan.
Warar hor dhac ah oo soo baxaya ayaa muujinayaa in Kuraasta ugu badan uu ku guuleystey Xisbiga loo yaqaano Leegada oo ay ku Midoobeen Xisbiyo badan.
Sidoo kalena uu ku jiro...


















