Wednesday, August 26, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Waxaa Todobaadkan magaalada Qaahira ee dalka Masar lagu soo gaba-gabeeyay bandhigga dhaqannada Aradyda wax ka barata Dalkaasi oo ay Soomaalidana qayb ka tahay. Arday ka kala socota dhowr iyo Labaatan dal oo Bandhiggaasi ka qayb gashay ayaa waxaa si weyn ugu dhex muuqatay Ardayda Soomaaliyeed oo halkaasi ku soo bandhigay...
Waxaa soo baxaya eedeymo culus oo shacabka ku dhaqan degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo u jeedinayaan dowladda Kenya, kaddib xiisad ka dhalatay darnbi Kenya ay ka dhiseyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya. Qaar ka mid ah dadka deggan Beled Xaawo ayaa ku eedeynaya Kenya in ay dooneyso in ay la...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay xarunta madaxtooyada Soomaaliya kulan kula qaatay Wasiirro iyo Xildhibaanno ka kala tirsan labada Gole ee dowladda, isaga oo ka kala hadlay xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka, guddoomiyaha Golaha Shacabka. Madaxweynaha oo tan iyo markii uu khilaafkan soo ifbaxay aan si toos...
Waxaa sii xoogeysanaya doodda ka taagan halka ay ka dhaci doonto codeynta mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo aad moodo in ay siweyn ugu kala aragti duwan yihiin xildhibaannada iska soo horjeeda. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Jawaari ayaa ka hor yimid in codeynta...
 War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo loogu diray Xog-hayaha Guud ee Jaamacadda Carabta. War-ka ayaa u dhignaa sidan : Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu hambalyeyneysaa Xogheynta guud ee Ururka Jaamacadda Carabta munaasabadda sanadguurada 73,aad ee aas’aaska ururka oo ku beegneyd March 22, 1945. Jamhuuriyadda...
Kulan maanta xaruntooda magaalada Muqdisho ay ku yeelanayaan xubnaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay guddi u saaraan kiiska weerarkii lagu qaaday horaantii sanadkan Guriga Sanator Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid Guddigaan ayaa soo baari doono weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, iyadoo fadhigii kan...
                      Weerar loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhaw ka dhacay nawaaxiga hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho. Warar hor dhac ah oo soo gaaraya Shabakadda Warbaahinta Warsom ayaa sheegay in qaraxa lagu bartilmaameedsaday goob dad badan ku shaahayeen, waxaana jira khasare baaxad leh oo ka dhashay qaraxan. Ugu...
Mark Zuckerberg oo aasaasay Facebook ayaa qirtay in barta ay bulshadu ku xiriirto ay “khalad samaysay” taasina ay horseeday in shirkad samaysa latalin dhanka siyaasadda ah ay hesho xogta shaqsiga ee macaamiisha Facebook. Shirkadda Cambridge Analytica ayaa lagu eedeeyay in ay si aan munaasab ahayn u adeegsatay xogta macaamiishaas iyaga...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad ka qeybgalay Shir madaxeedka tobanaad ee gaarka ah ee Madaxda iyo Hoggaamiyeyaasha Afrika ee ku qabsoomay Magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda, kana wakiil ahaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay qaar ka...
Todabaadkaan ayaa magaalada Aukland ee Dalka New Zealand waxaa lagu qabtay xaflad lagu daahfuray masjidkii ugu horreeyay oo ay yeeshaan jaaliyadda soomaaliyeed ee ku nool magaaladaan. Masjidkan Cusub oo ku yaala xaafada Mount-Roskill ayaa lagu magacaabay New Zealand Islamic Cultural Trust Community Center. Kulankaan ayaa waxaa ka soo qayb galay...