Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in hogaamiyayaal ka tirsanaa Ururka Al-shabaab isku dhiibeen ciidamada dowladda ee ka dagaaalama gobolka.
Horjoogayaashan oo ka soo goostay xogagga Al-shabaab ee gobollada Baay iyo in ay iskaga baxeen Al-shabab islamarkaana hadda wixii ka dambeeya ay ku biireen dowladda Soomaali lana dagaalami...
Askarigii Soomaaliga American ka ahaa Maxamed Nuur oo Talaadadii dhawayd lagu xiray gobolka Minnesota dagmada Hennapin ayaa shalay oo Arbaco aheed fiidnimadii ka soo baxay xabsiga, kadib markii la gu damiiintay hanti dhan $400,000.
Maxamed Nuur oo uu garab socday qareenka u doodaya ayaa ka soo baxay albaabka xabsiga iyadoo...
Shirka Wasiirada Bariga Afrika dalalka Urur Goboledka IGAD ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa lagu wadaa inuu ka furmo Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.
Shirka ayaa looga hadli doonaan xaaladda Hal Milyan oo Qaxooti ah oo ku nool geeska Africa, dib u eegsita qorshaha horumarinta Barakacayaasha, iyo arrimo kale.
“Kulanka...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudeey ayaa fariin u diray xildhibaannada fasaxa ku maqan ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo dhawaan la filayo in cod la galiyo mooshinka ka dhanka ah Prof Maxamed Cismaan Jawaari.
Cabdiwali Muudeey ayaa shirkiisa jaraa’id ku sheegay in uu yahay ku-simaha guddoomiyaha Golaha Shacabka...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay madaxda iyo shacabka Jabuuti geeridii ku timid, Alle ha u naxariistee, Barkat Gourad Hamadou oo maalintii shalay ku geeriyoodey dalka Faransiiska.
Barkt ayaa dalkaasi Jabuuti ra'iisal wasaare ka so onoqday intii u dhaxeysa 1978 – 2001dii, waxaana uu noqonaya ra'iisal wasaarihii...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yarisoow oo saakay dib u furay waddada hor-marta Xerada Gaadiidka Booliska ee Degmada Cabdicasiis ayaa sheegay inuu qorshuhu yahay in dib loo furo dhammaan waddooyinka kale ee xiran, si loo fududeeyo isku socodka dadweynaha iyo gaadiidka Caasimadda.
Guddoomiye Yariisoow ayaa...
Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Gudoomiyaha Jawaari ayaa fariin adag u diray Beesha caalamka waxaana ay sheegeen in beesha Caalamku ay faraha kala baxaan arrimaha u gaarka ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.
Kulanka oo ka mid ah kulamadii is dabo jooga ahaa ee ay yeelanayeen Xildhibaanada Mooshinka wado oo dhacay Muqdisho ayaa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda uga qeyb galay Kulanka gaarka ah ee 18aad ee Golaha Fulinta Ururka Midowga Afrika oo lagaga arrinsanayay Aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika “African Continental Free Trade Area” si loo unko...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku baaqay in dil lagu xukumo dadka daroogada ka ganacsada, arrintaas oo qayb ka ah qorshaha uu wax ooga qabanayo laqabatinka baaxadda leh ee dadka maraykanku ay ku adeegsadaan xannuun baabi'iyaha.
Qorshahan ayuu hoosta ka xariiqay mar uu khudbad ka jeedinayay New Hampshire, gobolkaas oo...
Wali mey saldhiggan oo waxaa saacadihii ugu danbeeyay soconayay Olole siyaasadeed iyo doolatusyo ay sameynayaan xildhibaannada iska soo horjeeda ee ku kala aragti duwan mooshinka laga keenay guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Cismaan Jawaari.
Golihii Wasiirradda ugu badnaa ayaa mar kaliya ka soo dhax muuqday kulan maalintii shalay hotelka SYL...


















