AMISOM Troups
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xoogag ka tirsan ururka Al-Shabaab oo wadada u galay kolonyo ka tirsan ciidamada Burundi ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe ee Waqooyiga magaalada Muqdisho.
Goob joogayaal ayaa sheegay in dagaalka uu ka dhacay degaanka Cali-fooldheere oo dhanka Waqooyi uga beegan degmada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo xalay waqti danbe shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegay in ra’iisal wasaaraha xukuumadda SoomaaliyaXassan Cali Kheyre yahay shaqsi shaqo yaqaan ah laakiin waayadii ugu danbeeyay bilaabey in uu talo ka qaato kuwii bur buriyay baarlamaankii Sideedaad.
‘’Ra’iisal wasaare...
Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudey oo xalay War saxaafadeed soo saaray ayaa waxaa uu kaga hadlay xaalada Golaha Shacabka iyo qorshaha Baarlamaanka u degsan kulamada ugu soo horeeya.
Guddoomiye ku-xigeenka ayaa sheegay in uusan wali waxba iska bedelin sharcinimada iyo habraacii uu ku socday mooshinkii...
Arrin ugub ah oo ku cusub dhagaha Shacabka Soomaaliyeed ayeey noqotay kaddib markii qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan sheegeen in ay arkeen gabal-dhicii shalay wax u eg magaalo dhisan oo dulmareysa degmada.
Amiin Cali Makaraan oo ka mid dadka ku dhaqan degmada Jalalaqsi...
Qarax lagu soo xiray gaari ayaa goor dhaw ka dhacay meel aan ka fogey Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.
Gaarigan ayaa la sheegay in ay la socdeen saddex dhalinyaro mid ka mid ah la sheegay in uu dhaawac soo gaaray, waxaana uu gaar ahaan qaraxa ka dhacay agagaarka is-goyska Zoobe.
Hay’adaha ammaanka dowladda...
Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee lagu waday in maanta oo taariikhdu tahay 28 bisha Maarso ka dhaco magaalada Baydhabo ayaa baaqday, waxaana la leeyahay baaqashada shirka waxaa qeyb ka ah khilaafka siyaasadeed ee ka dhax taagan hay’addaha dowladda.
Sshirkii u dambeeyay ee Golaha Amniga Qaranka ee ka dhacay bishii February...
Hogaamiyaha Kuuriyada Wuqooyi , Kim Jong-un, ayaa kulan kula qaatay magaalada Beijing madaxwaynaha Shiinaha , Xi Jingping.
Wakaaladda wararka Shiinaha ee (Xinhua) ayaa sheegtay in Mr Kim uu sheegay in ay xukuumadda Pyongyang ay ka go’an tahay in ay ka talabaxdo barnaamijkeeda Niyukleerka.
Waxa uu sidoo kale xaqiijiyay in Kuuriyada Waqooyi...
Golaha Amaanka ee QM ayaa Talaadadii shalay meel mariyay Qaraar waqtiga loogu kordhiyaya Xafiiska QM ee Soomaaliya oo la gaarsiiyay illaa 31-ka March 2019.
Goluhu waxaa uu isla gartay muhiimadda taaageeradda howlgalka UNSOM Soomaaliya, gaaar ahaan taageridda dadaaladda Nabadda ee Dowlada Faderalka ah ee Soomaaliya iyo Nidaamka Dib u Hishiisiinta,...
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay dil magaalada Muqdisho loogu geystay xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka maamulka oo lagu magacaabi jiray Ruqiyo Xasan Abshir (Gabbane).
Dabley hubeysan ayaa fiidnimadii xalay waxa ay xildhibaanada ku dileen gudaha Farmashiye ku yaalla Xaafadda Suuqa Cawska oo aanan sidaa uga fogeyn isgoyska...
Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta kulanoodii ugu horeeyay ku yaalanaya magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta u ah Galmudug.
Baarlamaanada Galmudug iyo Ahlusuna ayaa 26-kii bishan lagu mideeyay magaalada Dhuusa-mareeb, kaddib munaasabad halkaasi ka dhacday oo uu ka qeyb galay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf).
Kulanka waxaa shir guddoomin doona Guddoomiyaha...


















