Alla ha u naxariisto Fanaanadda caanka ah ee Sahra Axmed Jaamac oo fanka ku jirtay nusqarni kana mid ahayd foolaadka fanka iyo dhaqanka umadda Soomaaliyeed, ayaa maanta ku geeriyooday magaaladda Hargeysa.
Marxuumad Sahra Axmed waxay maalmihii u dambaysay ku xanuunsanaysay cisbitaalka magaaladda Hargeysa, iyadoo xaaladeeda caafimaad lagula tacaalayey, haseyeeshee waxa...
Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM oo ku soo baxay xiisada Baarlamaanka ayaa lagu waramayaa in ay xarunta Golaha Shacabka ka kaxeeyeen guddoomiye Jawaari iyo ku-xigeenkiisa labaad.
Taliyaha AMISOM Paul Lokech ayaa sheegay in ay adkeyn doonaan xarunta Amnigeeda inta xal buuxa laga gaarayo Khilaafka Baarlamaanka.
Waxaa...
Waxaa Allaha U naxariistee goor dhow geeriyootay Fanaanadii Sahra Axmed Jaamac oo maalmihii dambe ku xanuun saneyd magaalada Hargeysa ee xarunta Soomaaliland.
Sahra Axmed Jaamac ayaa ku geeriyootay Isbitaal maalmihii dambe lagu daweynayay oo ay jiiftay oo ku yaala magaalada Hargeysa.
Ehelada Marxuumada ayaa warbaahinta u xaqiijiyay geerida Fanaanada Sahra Axmed...
Warar naga soo gaaraya Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu halkaa goor dhaw oo caawa ah ka dhacay Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac.
Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxan uu ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ah oo lala beegsaday Gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan...
Xarunta Golaha Shacabka waxaa wali ku sii qulqulaya xildhibaanno kala aragti duwan oo dhinac walba oo ka mid ah uu halkaa la tagi doono Ajande u gaar ah, waxaana ilaa iyo hadda xarunta gaaray tiro ka badan 100 xildhibaan.
Xildhibaan Cabdi Cali Xassan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in...
Booliska gobolka California ayaa xaqiijiyay dhawaaca saddex ruux kadib marki haweeney ku hubeysneyd bistoolad ay rasaas ku furtay dad ku sugnaa Xarunta ugu weyn Website-ka laga daawado muuqaalada ee Yutube ee ku taalla magaalada San Francisco.
Haweeneydan oo aanay wali Booliska shaacin magaceeda ayaa marki danbe is dishay kaddib markii...
Magaalada Muqdisho ayaa ku sugan saakay marxalad ka duwan sidii ay aheyd labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaana la oran karaa Muqdisho waxaa ay ku waabariistay dareen siyaasadeed iyo shaki bulshadu ka qabaan kulanka xildhibaannada Golaha Shacabka oo waqtigan soconaya.
Waa arin ku cusub kulamadii ay horay u yeelan...
Amaanka magaalada Muqdisho ayaa siweyn loo adkeeyay laga soo bilaabo xalay waxaana xiran dhamaanba jidadka halbowlaha u ah isku socodka dadka iyo gadiidka oo la dhigay ciidamo ku hubeysan gadiidka dagaalka.
Xirnaashaha caasimada ayaa imaneysa xili maanta lagu waddo in kulan xasaasi ah xarunta Golaha Shacabka ku yeeshaan xildhibaannada Baarlamaanka...
Khilaafka Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka oo u muuqday mid sii shiiqaya wixii ka danbeeyay Sabtidii aynu soo dhaafnay kaddib markii madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu dib u dhigay kulan ay yeelan lahaayeen xildhibaannada iska soo horjeeda, ayaa mar kaliya saacadihii ugu danbeeyay ee maanta cirka isku...
Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu soo waramayaa in ay gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan Al-shabaab kuwaa soo waxyaabaha qarxa u Aasaayay waddada u dhaxeysa magaalada Baydhabo iyo degaanka Daynuunay.
Waxaa ay sheegeen Saraakiisha ciidamada Ammaanka maamulka Koonfur Galbeed in la qabtay labo qof, kuwaasoo Miino ku Aasaayay Waddada.
Afhayeenka...


















