Tuesday, August 25, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Maxamed Bin Salmaan oo ah dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga ayaa markii ugu horeysay sheegay in Israa'iil ay xaq u leedahay in ay dal yeelato. Arrintaas ayaana u muuqata isbadal lataaban karo oo ku yimid meeshii uu Sacuudigu taagnaa markii hore. Amiir Bin Salmaan ayaa wargayska Maraykanka ka soo baxa ee Atlantic...
Taliska ciidamada Mareykanka Africa ee (AFRICOM) ayaa sheegay Duqeyn ka dhacday gelinkii dambe ee Axadii ina dhaaftay meel u dhow degmada Ceelbuur ee Gobolka Galguduud in ay ku dileen Shan dagaalame oo ka tirsanaa ururka Al-shabaab. Mareykanka wuxuu sheegay duqeyntaasi oo dhacday 1dii bishan in lala beegsaday fariisin ay ku...
Abaandullaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Cabdullaahi Cali Caanood oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in weerarkii maalin ka hor ka dhacay deegaanka Buula-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dileen ku dhawaad 66 xubnood oo ka tirsan sida uu hadalka u dhigay xooggii Al-shabaab ee weerarka soo qaaday. Abaanduulaha ayaa...
Wararka naga soo gaaraya degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in deegan qiyaastii 7km dhinac galbeed uga beegan ku dhinteen ugu yaraan 10 ruux kaddib markii ay ku qarxday miino waddada dhinaceeda lagu aasay. Dadka qarax ku dhintay ayaa isugu jira, Hooyo iyo Afar caruur ah oo ay dhashay...
  Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa ra'iisul wasaare cusub u doortay Abiy Axmed, waxaana islamarkiiba loo dhaariyay xilka. Abiy oo khudbad ka horjeediyay xildhibaannada ayaa qiray in "dimuqraadiyadda curdanka ah" ee dalku ay horseeday in ay muwaadiniin dhintaan sannadihii u dambeeyay. Kumannaan dad ah ayaa la xiray, tiro aan la ogaynna way dhinteen...
Saddex qof ayuu xalay qaatay Daadad waaweyn oo uu dhaliyey roob ka da’ay magaaladda Hargeysa, waxaana la badbaadiyey 48 qof iyo 34 gaadiid ah. Roobaabweyn ayaa illaa xalay iyo saaka ka da’ayey magaaladda Hargeysa iyo hareeraheeda, waxaanay roobabkaasi keeneen khasaare dad iyo duunyaba iskugu jira. Ciidamada kala duwan ee Somaliland ayaa...
Baarlamaanka Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu maanta si rasmi ah u meelmariyo ra’iisal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya oo loo dhaarin doono in uu noqdo Abiy Ahmed oo dhawaan loo doortay guddoomiyaha Xisbiga tallada dalkaasi haya ee EPRDF. Abiya oo ka soo jeeda Qowmiyada Oromada ayaa badali doona ra’iisal...
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Ciidamada AMISOM Francisco Caetano Madeira,ayaa war kasoo saaray weerarkii cuslaa ee ka dhacay degaanka Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose. Waxaa uu sheegay in Ciidamada ay si adag ula dagaalameen Al-Shabaab , islamarkaana ay ka guuleysteen kuwaa soo weeraro is xig-xigay ku qaaday degaanada...
     Ugu yaraan saddex ruux ayaa la xaqiijinayaa in ay ku dhinteen darbi ku soo dumay dhismaha Mall laga hergalinayo Agagaarka KM4 magaalada Muqdisho. Shaqaalahan ku howlanaa dhismaha mid ka mid ah darbiyada Mall-kan ayaa mar kaliya waxaaa ku soo dumay darbiga taasoo keentay in ay halkaa ku nafwaayeen, sidoo kale...
Inta badan Xildhibaannadii Golaha Shacabka ee waday mooshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa shaaciyay in aysan jirin ka tanaasulid ku aadan mooshinkii ay wadeen. Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa socday dadaalo la doonayay in lagu dhameeyo khilaafka ka dhax taagan golaha Golaha Shacabka Soomaaliya, walow...