Tuesday, August 25, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Afhayeenka Wasaaradda Amniga gudaha Cabdicasiis Xildhibaan oo la xiriiray Warbaahinta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay weerar maalmihii ugu danbeeyay leysla dhaxmarayay oo ka hadlaya in ay jiraan haween Soomaaliyeed oo cirbado ku mudaya darawalada ku shaqeysta gadiidka yaryar ee Mooto Bajaajka. Warka ka soo baxay Wasaaradda Amniga ayaa u...
Soomaaliya iyo todoba dal kale ayaa la filayaa in ay ka faa’iideystaan ​​$ 5.2 milyan oo doolar oo ka imanaysa dowladda Japan si ay u taageeraan mashaariicda ay fulinayso Hay’adda QM ee Horumarinta Warshadaha (UNIDO). Dalalka loogu tala galay in ay ka faaidaystaan Lacagtaan ayaa kala ah Itoobiya, Ciraaq, Jordan,...
Sarkaal u hadlay wasaaradda caafimaadka Jubbaland oo lagu magacaabo Cali Cabdullaahi ayaa faah faahin ka bixiyay dadka la nool xanuunka HIV AIDS-ka ku sugan  Magaalada Kismaayo. Sarkaalkan ka tirsan Wasaaradda caafimaadka Jubbaland, ayaa wuxuu sheegay in sidoo kale ay jiraan dad kale oo xanuukaan la nool, kuwaasi oo ku sugan...
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa wuxuu sheegay in ciidamada Imaaraadka tababarka ay siiyaan ay yihiin kuwa ka tirsan xoogga dalka Soomaaliya oo hoostagga wasaaradda gaashaandhigga. Wasiirka wuxuu sheegay ciidamadaasi maalmaha soo socda dowladda inay la soo wareegi doonto, gaar ahaan 12-ka April oo ku beegan xuska...
Hay’adda nabad-galyada dalka Kenya digay wararro argagixiso oo ay geystaan dalkeeda Al-shabaab, gaar ahaan magaalooyinka dhaca gobolka waqooyi Bari. Kenya waxaa ay sheegtay in bilooyinkii la soo dhaafay ay ka hortaggeen weerarro dhowr ah kaddib markii ay xog badan soo gudbiyen hay’addaha ammaanka. Dowladda ayaa sheegtay in ay jirto cabsi ku...
Waxaa soo baxaya warar is khilaafsan oo la xiriira qabsoomida kulankii maanta loo balansanaa ee Golaha Shacabka, kaddib fariimmo iska soo horjeeda oo xalay loo kala diray xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka oo maanta ayuu qorshuhu ahaa in uu hortago guddoomayaha xilka ka degay Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo shir jaraa’id...
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhismaha dhismaha guddiga xiriirka ee dalka martida loo yahay, kaasi oo u idman la shaqeynta iyo inuu iskaashi toos ah la sameeyo guddi kale oo Qaramada Midoobey oo dib laga faafin doono si loo horumariyo istiraatiijiyadaha suuragalka ay tahay inay u gogol xaarto raadraacidda...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ballanqaaday "in uu awood" adeegsan doono marka uu jawaabta ka bixinayo weerarka kiimikada ah ee la sheegay in in uu ka dhacay dalka Suuriya, iyada oo reer galbeedku ay ka baaraan dagayaan jawaabta ay ka bixin lahaayeen arrintaas. "Waxaan noo bannaan qaabab badan oo milatari,"...
 Inta la xaqiijinayo ugu yaraan 7 ruux ayaa lagu dilay tiro ka badan 10 ruuxna dhaacwayo kala duwan ayaa ka soo gaaray dagaal culus oo maleeshiyo beelleed ku dhaxmaray deegaan hoostaga degmada Maxaas. Inta badan dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa lagu sheegay in ay ka kala tirsanaayeen maleeshiyaadkii iska...
  Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ee maamul gobolleedka Puntland ayaa sheegaya in diyaarado kuwa aan duuliyaha laheyn duqeyn ka geysteen deegaan ay ku xoog badan yihiin kooxda Daacish ee ka dagaalanta degmada Qandala. Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in duqeyntan ay ka dhacday Tuulo lagu magacaabo Dhaadaar oo ka...