Kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha Shacabka JFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, waxaa looga hadlay dagaaladda maalmihii la soo dhaafay ka soo cusboonaaday degaanka Tukaraq, wax ka qabashada fatahaadaha ay sameeyeen wabiyada dalka iyo sidoo kale dardar gelinta howlaha kalfadhigan iyo kan...
Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Cali Maxamed Nuux Timajilic Gudoomiye Kuxigeenada Xisbiga,Xoghayaha Guud ee Xisbiga Gudiga Fulinta Xisbiga Waxey Hambalyo Ku Aadan Bi;ashada Bisha Ramadaan U Direen Guud ahaan Muslimiinta Caalamka Gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed Meel Kasta oo ay Caalamka Kaga Noolyihiin.
Gudoomiyaha Xisbiga Timajilic oo Warbaahinta la Hadlayey ayaa...
Shirka Golaha Xukuumada Khamiislaha ah oo Maanta lagu Meelmariyey Xeerka Duulista Hawada Soomaaliya.
Shirka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa lagu ansixiyay sharciga Duulista iyo Hawada, iyada oogolaha la hor geeyay Hindise sharciyeedka denbiyada kufsiga iyo harciga Nakhshadeynta magaalooyinka, waxaana golaha warbixinno siiyay qaar kamid ah wasiirada ka qeyb galay...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr. C/weli Max'ed Cali Gaas oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garoowe kadib markii uu kasoo laabtay shirkii golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ee lagu soo gabagabeeyay Baydhabo ayaa ka hadlayo arimo kala duwan.
Ugu horeyn waxa uu ka warbixiyay shirkii Baydhabo oo uu...
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay iskugu yeedhay shir-weyne ka kooban xukuumadda, Saddexda Xisbi Qaran, Shir-guddoonka Labada Gole ee Baarlamaanka, madaxweyneyaashii soo maray Somaliland iyo siyaasiyiinta saamaynta ku dhex leh bulshadda.
Kulan ayaa lagu sheegay ujeedadiisu inay ahayd mid wadatashi oo laga arrinsanayey xaaladda dalka ka taagan iyo in talo-qaran...
Hay’adda Cuntada Adduunka ee FAO oo Shaacisey Duufaanno kusoo Fool leh Goboladda W/galbeed iyo Bari.
Waxaa soo baxaya durbaba digniinno la xiriira duufaan lagu magacaabo ONE oo la sheegay in ay ku soo fool leedahay qeybo ka mid ah Soomaaliya, gaar ahaan deegaannada gobollada Waqooyi Galbeed iyo Bari.
Sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan cunnada iyo beeraha ee FAO duufaanta ayaa ka soo...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalka gobolka Sool, gaar ahaan deegaanka Tuka-Raq ayaa sheegay in Puntland diyaar u tahay in ay difaacato dhulkeeda.
Wuxuu sheegey in Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha maamulka Soomaaliland uga digayo sida uu hadalka u dhigay weerarka uu...
Askari Maraykan ah ayaa badbaadiyay arday badan oo ku sugnayd iskuul ku yaalla gobolka Illinois ee dalka Maraykanka ka dib markii uu arday horay u dhigan jiray uu rasaas ku furay iskuulka, sida ay masuuliyiintu sheegeen.
Saraakiishu waxay sheegeen in Mark Dallas oo ka tirsan booliiska magaalada Dixon in ay...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga,taliyaha ciidamada Booliiska iyo kan Asluubta Soomaaliyeed ayaa xalay kormeeray qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho iyo deegaannada dulleedka ka xiga.
Ra’iisal wasaaraha ayaa warbixin ka dhageystay qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda ee xarumihii uu booqday, kuwaa...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan bilashada bisha Barakaysan ee Ramadaan u diray Muslimiinta oo dhan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Madaxweynaha ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay in la iscafiyo oo la isku naxariisto islamarkaana la is caawiyo.
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa ugu baaqay...


















