Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Cali Maxamed Nuux Timajilic Ayaa Hamalyo Ku Aadan Ciidda Ciidul Fidriga U Direy Dhamaan Madaxda Xisbiyada,Xubnaha iyo Taageerayaasha Xisbiyada iyo Dhamaan Umadda Soomaaliyeed Meel Walba oo ay ku Noolyihiin Isagoo U Rajeeyey in alle ka Aqbalo Camalkii Wanaagsanaa ee ay Soo Guteen Bishii Ramadaan.
Gudoomiyaha Ayaa...
Rabshado mar kele sababay in albaabada loo laabo guud ahaan ganacsigii magaalada ayaa ka bilaabmay badhtamaha magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool.
Rabshadahan ayaa ka billaabmay khilaaf dhex maray qaar ka mid ah ciidanka milateriga iyo nin qaadle ah, kaas oo markii danbe Gaadhey gacan ka hadal.
"Waxaan arkay askariga iyo wiilka...
Wasaaradda Arrimaha dibadda Britain ayaa soo saaray digniin ku socta muwaadiniintooda in ay u safraan Soomaaliya iyo deegaanada Somaliland, iyadoo loogu baaqay muwaadiniinta ku sugan inay isaga tagaan.
War lagu daabacay Bogga Xafiiska Arrimaha Dibadda iyo barwaaqo sooranka ayaa waxaa lagu wargeliyay Muwaadiniinta Britain inay ka taxadaraan goobaha dadka isugu...
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Mike Pompeo ayaa sheegay in cunaqabateynta saaran Kuuriyada Waqooyi aan lagaqaadi doonin ilaa iyo inta ay ka burburinayso hubka Nukliyeerka ah.
Pompeo oo magaalada Seoul ee dalka Kuuriyada koonfureed uu kula kulmay dhigiisa dalkaasi iyo Japan ayaa waxaa uu sheegay in xukuumadda Pyonyang ay ka...
Rag bastoolado ku hubeysnaa ayaa toogasho ku dilay xalay mid ka mid ah ergadii soo dooratay xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya degmada Dherkeenley ee gobolka Banaadir.
Ninka toogashada lagu dilay oo magaciisa lagu sheegay Xasan Cali Ibraahim (Gaadaay) ayaa la sheegay in rasaastu ka helleeshay qeybaha sare ee jirka.
Gaar ahaan toogashadn ayaa...
Saddex Carruur walaalo ah ayaa ku geeriyooday dab xalay ka kacay xero barakacayaal oo ku taal degmada Wadajir, meel aan ka fogeyn Garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Guryaha uu qabsaday dabka ayaa ahaa guryaha cooshado iyo jiingado, waxaana ku baaba’ay illaa sagaal guri.
Maryan Axmed Faroole oo ah Hooyada dhashay saddexda Carruur ee...
Madaxweynaha dowlad-gobolleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo u waheliyo madaxa golaha wasiirrada dowlad-gobolleedka , Sheekh Axmed Shaakir ayaa maanta si wadajir ah uga dhagax-dhigay magaalada xarunta ah ee Dhuusamareeb, saddex mashruuc oo muhiim u ah dowlad-gobolleedka.
“ Dhuusamareeb waxaan la dooneyna inay yeellato muuqaal kale iyo in laga arki...
Waxaa lagu wadaa in dalalka Mareykanka, Canada iyo Mexico ay si wadajir ah u marti gelinayaan Koobka Adduunka ee sanadka 2026 dhici doona, kaddib cod bixin ka dhacday dalka Ruushka oo berri ka furmaya Koobka Adduunka ee sanadkan.
Cod bixinta loo sameeyay saddexdan dal oo la isku yiraahdo Waqooyiga Ameerika...
Wasaaradda Ganacsiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa mamnuucay alaabaha carruurta ku ciyaaraan sida qoryaha, bastooladaha iyo baaruuda ee loo yaqaano Toys oo inta badan la isticmaalo maalmaha Ciida.
warsom2011@gmail.com
Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa wareegto uu soo saaray goor dhow xilkii uga qaaday agaasimayaasha hay’adda sirdoonka iyo nabadsugidda Puntland.
Saraakiisha xilka laga qaaday ayaa kala ah, agaasimaha hay’adda sirdoonka ee PIA, Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) iyo agaasimaha hay’adda nabadsugidda ee PSS , Cabdullaahi Aadan Maxamed (Cabdulaahi Ulle).
“...


















