Shirkan oo socon doona labo maalmood ayaa looga hadli doonaa mustaqbalka Soomaaliya, taageerada Beesha Caalamka iyo qorshayaasha soo socda ee la qabanayo.
Qodobadda Shirkaan diiradda lagu saari doona waxaa ka mid ah ammaanka, dhaqaalaha iyo dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab,Walaw Dalalka Sheega In ay Daneeyaan Arrimaha Soomaaliya ay Xal ka Gaari La’yihiin Nabadda Soomaaliya oo Mar Walba Shir isugu Yimaad isla Markaasna aan Natiijadiisa La arkin.
warsom2011@gmail.com









